MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaano ka tirsan Dowlada Kenya gaar ahaan kuwa Somali-kenyaanka ah ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Somalia oo uu kacayo Wasiirka amniga C/laahi Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa soo dhaweyn u sameeyay xildhibaanada Kenyaanka ah.

Advertisement

Xildhibaanada Kenyaanka ah ee Muqdisho soo gaaray ayaa kala ah Xildhibaan Aadan Daa’uud Maxamed, Xildhibaan Ugdoon Siyaad kunno iyo Xildhibaan deeqow Maxamed Barrow.

Mudanayaashaan ayaa maalmaha ay Xamar joogaan waxay is arki doonaan Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Somalia iyo qeybaha bulshada.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here