Advertisement

Macalinka Galmudug oo laga cafiyay mid ka mida Ganaax-yadii la dul dhigay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Xiriirka kubada Cagta Somalia ayaa qoraal xalay uu soo saaray wuxuu ka cafiyay macalinka 2-aad ee Xulka Galmudugย  Daauud Tubaal mid ka mida labadii ganaax ee la dul dhigay. Xirirka kubada...

Dad shacaba oo lagu laayay Gobolka Mudug

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Shan qof oo la sheegay in ay rayid ahaayeen ayaa lagu dilay deegaanka Saaxo ee gobolka Mudug. Waxaa la sheegay in ay dileen dableey hubaysan, Waxaa kale oo ku dhaawacmay...

Madaxweynaha oo gaaray Roma

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga qeyb-geli doonaan Madasha Talyaaniga iyo Afrika, oo ah...

Ra’iisulwasaare Xamze oo maanta daah furey Mashaariic Dowlada Sacuudigu ka fulineyso Somalia

0
Muqdisho, Janaayo 28, 2024: โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka oo ay ka hirgelineyso Soomaaliya,...

Cali Shiine “kubada cagta waa la isku booteeyaa waana loo baahan yahay laakiin yaan...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Cali Shiine ayaa ka hadlay kulanka fiinaalka ee berito u dhexeeya kooxaha Galmudug iyo Hirshabelle. Gudoomiye Cali Shiine ayaaย  ugu baaqay Taageerayaasha labada dhinac inay...

๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š oo Muqdisho soo gaaray+Sawirro

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ๐Š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐š ๐’๐ฏ๐ž๐ง๐ฌ๐ฌ๐จ๐ง. Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga...

Safiirka Itoobiya ee Somaliya oo raali gelin ka bixiyay gaf uu Somalia u gaystay

0
Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya ayaa raali gelin ka bixiyey gaf uu ku sameeyey madaxbannaanida dalkeenna. "Waxaan raali galin ka bixinayaa wareysigii aan dhawaan warbaahinta dalkeyga siiyey ma ahayn mid lagu qanci...

Talo u hiilineysa dadka awooda loo sheegto oo laga soo jeediyay shirka Garsoorka

0
MUQSISHO (DAYNIILE.COM)-Shir sanadeedka 6-aad ee Garsoorka Dalka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho kaasoo ay ka qeybgaleen masuuliyiin kala duwan. Shirkaan oo Garsoorayaal, culumaa'udiin iyo Saraakiil intaba ay ka hadleen ayaa waxaa...

DAAWO: Suldaanka Beesha Habar-yoonis oo su’aalo adag ka weydiiyay Muuse biixi arinta badda

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo ahย Suldaanka guud ee Beesha Habar-Yoonisย ayaa markii ugu Horeysay ka hadlay heshiiska Badda oo ay kala saxiixdeen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed. Suldaanka ayaa si cad u...

Dumarka Kenya oo ka cabanaya kufsi iyo Dil +SAWIRRO

0
Kumanaan kun oo ka mida haweenka Dalka Kenya ayaa isugu soo baxay banaanbaxyo ay kaga soo horjeedaan dilal iyo kufsi lagu hayo. Haweenkaan oo isugu soo baxay laamiyada ayaa ka cabanaya dilal...

Weight loss

- Advertisement -