Advertisement

Guddoomiye Aadan Madoobe oo weerarkii shalay ku tilmaamay in uu yahay mid ‘Qaa’imiin’ ay...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku simaha Madaxweynaha JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacday xarunta tababarka ciidanka ee Kuliyadda Jaalle Siyaad, isaga oo saraakiisha ciidanka faray...

RW Xamse oo kulan la qaatay Madaxweyne kuxigeenka Bangiga Adduunka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha ee ka socda magaalada Dar e Salaam, ayaa kulan doceed la yeeshay...

Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay waxka bedel lagu sameeyay Dastuurka

0
Xildhibaannada Golaha wakiilada ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa ay wax ka bedelid ku sameeyeen dastuurka Puntland, kaas oo bilihii la...

SAWIRO:- Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo booqday Askartii ku dhaawacantay qarixii Kulliyadda

0
  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin,Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska iyo Xubno ka tirsan Labada Gole ee BFS ayaa Maanta...

Safarrada UAE, UK iyo US waxay dhawaan u baahan doonaan inay soo codsadaan si...

0
  Habka Etias ee Maraykanka ayaa la soo bandhigi doonaa sanadka soo socda Soddon waddan oo Yurub ah ayaa dhawaan u baahan doona qaar ka mid ah dadka safarka ah si ay u...

Xildhibaan Ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo shaki weyn ka muujiyay qaraxii kuliyadda Jaalle Siyaad...

0
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka hadlay qaraxii shalay ka dhacay Kulliyadda Ciidamada ee Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa shaki xooggan ka muujiyay sida uu dhacay weerarkaasi. Weerarkaas oo ahaa is-miidaamin...

MD Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir looga hadlayay Amniga, & dhaqaalaha dalalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni. Shirkan oo ay ku kulmeen...

RW Xamse oo gaaray dalka Tanzania Shirna uga qeyb galaya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wadi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania oo ay kaga qayb galayaan Shir madaxeedka horumarinta Karaanka Aadanaha...

Somaliland & xoogagga SSC oo Ciidamo horleh keenay duleedka Laas-Caanood & xiisad ka taagan

0
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Somaliland iyo Xoogagga SSC oo bilihii la soo dhaafay ku dagaalamayay duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ay keeneen Ciidamo aad u farabadan iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Soomaaliya waxay safka hore kaga jirtaa dalalka ay curyaamiyeen abaaraha

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalka...

Weight loss

- Advertisement -