Advertisement

Ra iisal wasaraha Israaiil oo Isbitaal loola cararay

0
TV-ga Channel 12 ayaa sheegay in xabadka uu ka xanuunay balse ma jirto wax cadeyn ah oo arintaas ku saabsan.. Xafiiska Netanyahu ayaa sheegay in la seexiyay Isbitaalka ka dib markii uu...

Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay in ay daafaceeda ka tagi doonto xilli ciyaareed amaah...

0
    Real Madrid ayaa xaqiijisay in daafaceeda dhexe ee Jesus Vallejo uu amaah hal xiliciyaareed ah ugu biiray Granada. Vallejo, oo ku soo biiray Real Madrid 2015, ayaa amaah heer sare ah ku...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Muqdisho ka daahfuray barnaamijka Cadaaladda & Asluubta

0
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ku baaqay in laga qayb qaato Dhismaha Wadooyinka bur bursan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska Shaqaalaha iyo Waddada 21 Oktoobar ee degmada Waaberi, kaas oo muhiim...

Injineer Xassan Maxamuud  oo lagu aasay Qabuuraha Muslimiinta ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka

0
Wararka ka imaanaya Dalka Maraykanka gaar Qabuuraha Muslimiinta ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in halkaas lagu aasay khamiistii Injineer Xassan Maxamuud. Injineer Xassan Maxamuud   ayaa maalmo ka hor ku...

Ciidamada Dawlada & Kuwa degaanka oo Halwgal ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgadud ayaa sheegaya in Ciidamada Dawlada Federaalka oo kaashanaya kuwa degaanka ay Halwgallo ka dhan ah Alshabaab ka sameyeen degaano ka tirsan Bariga Gobolka Galgaduud. Ciidamada kumaandooska Xoogga...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Madaxdii ka qayb gashay Shirkii Wadatashiga ee lagu qabtay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee ku soo gaba-gaboobay Muqdisho. Madaxweynaha ayaa uga Mahadceliyey...

Maamulka gobolka Banaadir oo digniin adag kasoo saaray qorshe ay damacsan tahay kooxda Al-shabaab

0
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa uga digay masuuliyiinta degmooyinka gobolka Banaadir isku dayo kooxda Al-shabaab ay ku dooneyso iney dad la shaqeeyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Aabe ama Adeer isha haka fiirsan wiilkaaga oo mushaar yar dowladda...

0
  Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta markale si adag uga hadlay Salaadii Jimcaha kadib arrimaha la xariira musuq maasuqa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go'an...

Putin oo Digniin kasoo saaray taageerada Reer Galbeedka ee Ukraine

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin  ayaa sheegay in taangiyada ajnabiga ah ee reer galbeedka ay bartilmaameed mudnaanta leh ku yihiin ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine. Putin, oo la hadlay telefishinka qaranka Khamiistii...

Weight loss

- Advertisement -