Advertisement

Ahlu Sunna Waljamaaca oo Guriceel kaga dhawaaqday iney u diyaar garoowday la dagaalanka Al-shabaab

0
Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee fadhigoodu yahay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqay iney ka qeyb qaadanayaan wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab oo ay wado...

SSC-Khaatumo oo sheegtay in ciidamada Somaliland duqayn aan kala sooc lahayn ka gaysteen Laascaanood

0
SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay in ay Laascaanood ka gaysteen duqayn aan kala sooc lahayn oo sababtay dhimasho dad shacab ah iyo burbur. "Maleeshiyaadka Somaliland waxay soo celiyeen duqayn toodii aan kala...

Burbur ka dhashay Madaafiicda Somaliland ku garaacday Laascaanood

0
Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa madaafiic culus ku garaacaya xaafaddo ka tirsan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Bari, kadib markii ay weerar kusoo qaadeen saldhigyo ciidanka SSC ay ku leeyihiin meel ku...

Wararkii ugu danbeeyay Ciidamada Wagner oo aad ugu dhow Caasimadda Moscow

0
Maanta dhan ciidamada Wagner ayaa u muuqday kuwo dhanka waqooyiga ka soo galaya Moscow. Goor sii horreysay, barasaabka gobolka Lipetsk, oo koofur u jira Moscow, ayaa xaqiijiyay in Wagner ay kasoo gudbeysay...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Gobolka Gedo

0
Warar Dheerad h ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Wadada u dhexeysa degmooyinka Balad Xaawo  iyo Dooloow ee gobolka Gedo. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxa...

Faah Faafhino ka soo baxaya Khasaaraha Dagaalkii laascaanood ka dhacay

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya Illaa 4 qof ay geeriyoodeen  ayaa tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay magaalada Laascaanood. Dagaalka  ayaa ka dhacay...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo...

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiis kaste oo ku kaca musuq iyo wax isdabamarin. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

Dowladda waxa ay xirtay Agaasime Cosoble halka ninkii ka sareeyay ee Agaasimihi Hay’adda Immagaration...

0
Dowladda waxa ay xirtay Agaasime Cosoble halka ninkii ka sareeyay ee Cabdul ahaa garoonka Aadan Cadde diyaarad laga saaray Ciidanka booliiska ayaa xiray Col. Abdullahi Mohamud Osoble oo ahaa Agaasimaha waaxda Ajaaniibta...

DEG DEG: Masuuliyiinka ka tirsan Bankiga dhexe Soomaaliya & Hay’adda Immigaration oo xabsi loo...

0
Warar lagu kalsoonan karo ayaa inaga soo gaaraya taliska booliska gobalka Banaadir ayaa sheegaya in hadda Xabsiga loo taxaabay Saddec Masuul oo ka kala tirsan Bank dhexe ee Soomaaliya iyo Imagration...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo sheegay in qofkii Musuq lagu helo la marin...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed oo la hadlay Dagaalka Dowladda Federaalka ee Musuqa ayaa sheegay in Ka maxkamad ahaan dagaalkaas ay qayb ka yihiin maadaama uu dhibaato weyn...

Weight loss

- Advertisement -