Maamulka Degmada Gubadley ayaa caawa qabtay munaasabad loogu mahadcelinayay Madaxda Qaranka, maadaama dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu Gubadley u aqoonsaday degmo rasmi ah oo ka tirsan gobolka Banaadir.

Masuuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil, Odayaal dhaqan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay munaasabadda mahadcelinta aheyd ee caawa lagu qabtay degmada Gubadley.

Dhawaan ayay ahayd markii Degreeto ka soo baxday Madaxweynaha Soomaaliya lagu aqoonsaday in Gubadleey,Garasbeeleey iyo Daara-salaam si rasmi ah loogu aqoonsaday inay ka gudbeen magacii deegaan islamarkaana ay u talaabeen Degmooyin buuxa oo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir.
May be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 3 people and newsroomMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 1 person, smiling and glassesMay be an image of 9 people, lighting and daisMay be an image of 4 people and tableMay be an image of 3 peopleMay be an image of 6 people, table and daisMay be an image of 3 people, lighting and tableMay be an image of 10 people, table and daisMay be an image of 4 people, beard and people smilingMay be an image of hospital and textMay be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here