Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling, oo uu weheliyo madaxa Save the Children Somalia, Mudane Mohamud Mohamed Hassan, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo adkeyn lahaa ilaalinta xuquuqda carruurta Soomaaliyeed, loona abuuri lahaa fursado wax u taraya ubadkeena.

Kulanka kadib, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Save the Children, waxa ay kala saxiixdeen heshiis is afgarad oo qayb ka ah dardarin gelinta daryeelka carruurta Soomaaliyeed.

Soomaaliya ayaa sanadkii 2015 saxiixday axdiga Qaramada Midoobay ee ilaalinta xaquuqda carruurta adduunka, si looga hortago wax walba oo dhibaato u keeni kara carruurta Soomaaliyeed.
May be an image of 6 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people, suit, dais, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text that says "XAFIISKA RA'IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OMAALIA XAFIISKA RA'IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA E FIISKA IISUL ARAHA MAALIYA XAFIISKA RA'IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA XAFIISKA RA'IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA XAFIISKA RA'TISUL WASAARAHA SOOMAALIYA XAFIISK HATISI 田古山 MULWAN WA SO SOCMAN XAFIISKA RA'IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA ФOMAAЙ XAFIISKA RA'IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA COMAALUA SKA FIIS IIS AARA MAALI CIMASY FIISK HISi SAARA OMAALI FIISKA IISUL ARAHA IAALIYA X IUERA AF RA soo POMAAAл XAFIISKA RA'IISUL VASAARAHA SOOMAALIYA FIISK KOOblAEKEK AOCMMLNA パマもミスで XA R WAS SOO KENUE XAFIISKA RA'TISUL WASAARAHA SOOMAALIYA"May be an image of 7 people, suit, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here