MUQDISHO 26-5-2024.

Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Garasbaaleey ayaa maanta soo xiray Laba eedeysane oo lagu kala magacaabo.

Advertisement

D/le CXD C/laahi Mustaf Maxamed
Ismaaciil Cali Ibraahim iyo mooto Bajaaj ay wateen kusaaw oo ku eedeysan in ay taariikh 21-5-2024 in ay dhac iyo dhaawac u geesteen labo muwaadin oo ganacsi ku leh Dagmadda Garsbaaleey.

Waxaana la horgeydoonaa Maxkammadda awooda u leh insha-Allah.

Muwaadin hadii aad la kulanto falal ammaanka liddi ku ah la xariir xafiiska gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee 991 ama kusoo hagaaji banadir@police.gov.so.

DHAMAAD

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here