Advertisement

Maareeyihii dekadda Muqdisho “Shabaab la dirir, shabaab ku beddel waxba soo kordhin meyso”

0
Dr. Cumar Axmed Weheliya, oo ka mid ah culumaa'udiinka Soomaalida, ahna macalin culluunta islaamiga ah ka dhiga Jaamacadda Islaamiga Magaalada Rotterdam ee dalka Netherland ayaa ku tilmaamay diyaargarowga ciidamada Dowladda ku...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Aadan Yabaal u tegay u kuurgalista howlgallada ciidamada DFS.

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo ay wehliyaan saraakiil iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan Dowladda ayaa gaaray Degmada Aadan Yabaal Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. S/Gaas Ibraahim...

Ciidamada Dowladda oo jiho cusub kaga dhaqaaqay dagaalka lagu wajahaayo Ceelbuur

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo garabsanaya xoogaga deegaanka ayaa jiho cusub uga dhaqaaqay magaalada Ceelbuur oo la doonayo in laga saaro maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidamada oo ka ambabaxay magaalada Guriceel ayaa ku sii jeeda...

Diyaarad sidday Lacag iyo Hub oo Transit ku martay Somalia iyo dalal kale

0
  Bishan August 16-dii ayaa waxaa Garoonka caalamiga diyaaradaha ee Kenneth Kaunda International Airport ee ku yaalla Caasimadda dalka Zambia ee Lusaka lagu qabtay diyaarad la sheegay inay waday Shixnad Lacag, Dahab...

Dagaal ka dhacay Garoowe & Taliska Booliska oo faah faahin ka bixiyay

0
Dagaal u dhexeeyay ciidanka Booliska Puntland iyo kuwa DANAB ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, waxaana dagaalka uu ka danbeeyay kadib is faham darro soo kala...

Jabuuti, Itoobiya & Kenya ma u diyaarsan yihiin ka qaybgalka wajiga labaad ee howlgallada...

0
Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa 1 Feebaaryo 2023  Magaalada Muqdisho ku gaaray heshiis afar geesood ah oo ay isaga kaashanayaan la dagaalanka ‘AS’ &...

Waa maxay sababta dhabta ah ee loo weeraray Jeneraal Shegoow maxaysa Beelaha...

0
Waa maxay sababta dhabta ah ee loo weeraray Jeneraal Shegoow maxaysa Beelaha dulman wali Farmaajo u jecel yihiin? https://youtu.be/NpmU0gthrJU

Afhayeenka Ciidanka Booliska oo sheegay in Qasaare isugu jira dhimasho & dhaawac uu ka...

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamada xaslinta Caasimadda ee loo yaqaan Booliis Minataariyo  iyo ciidan ka amar qaata...

Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka Hiiraan

0
Dawlada Federaalka ayaa sheegaty in hawlgal qorshaysanoo ciidanka Qaranka  kasameeyeen  degaaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, halkaas oo khasaare culu loogu geystay Al-Shabaab. Hawlgalka waxaa lagu beegsaday seddax xarumood oo Al-Shabaab ay lahaayeen...

Dagaalka xalay ilaa saakay Muqdisho ku dhexmaray labada garab ee kooxdii Badbaado qaran la...

0
Dagaalka xalay ilaa saakay Muqdisho ku dhexmaray labada garab ee kooxdii Badbaado qaran la baxday halkiisa ha ii joogo'e waxayse tahay inaan is waydiinno intaan hoos ku qoran; 1. Maadaama Saadaq John,...

Weight loss

- Advertisement -