Advertisement

Madaxweyne Xasan oo maanta shir gudoomiyay shirka Wasiirada+aSAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS, iyo diyaar garowga qorshaha howlgalka kooban ee...

Ra’iisul Wasaare Xamse & kuxigeenkiisa oo gaaray Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada Xoogga oo howlgalo ka dhan ah alshabab ka fuliyay Gobolada Baay iyo Bakool.+SAWIRRO

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si gaar ah Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa maanta ila Caawa howlgalo ka dhan ah khawaarijta waxa ay ka fuliyeen deegaano ay ku dhuumalaysanayeen Khawaarijta, halkaas oo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayaa in uu maanta qaado tallaabooyin adag

0
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in uu maanta qaado tallaabooyin adag waxa uuna kormeeri doonaa difaacyada hore ee dagaalka oo ay ku sugan yihiin ciidanka Soomaaliya. Kormeerka Madaxweynaha waxaa qeyb ka ah...

Taliyihii hore ee guutada 18-aad ee Gor-Gor oo xilka ku wareejiyay Taliyaha cusub

0
Sida lagu soo qorey barta facebook ee Raadiyaha Ciidamada Dowlada Somalia  Taliyihii hore ee guutada 18-aad ee kumaandooska gor gor ee CXDS G/Le Maxamed Axmed Xasan (Carab yare) ayaa xilka guutada...

Mohamed Salah: Warbaahinta Sacuudiga oo sheegtay in heshiiska rikoorka jabiyay ee Liverpool ‘la sameeyay’...

0
Xiddiga Liverpool Mohamed Salah ayaa diirada u saaran kooxda taageerta horyaalka Sacuudiga ee Al-Itixaad   Wararka ka imanaya Saudi Arabia ayaa sheegaya in heshiis qaali ah la isku afgartay in Mohamed Salah laga...

Ra’iisulwasaare Xamze oo soo xirey wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Heritage+SAWIRRO

0
Muqdishi, Maarso 05, 2024: Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayey kobcinta dhaqanka...

Weerar khasaare dhimasho sababay oo Ciidamada Kenya lagula eegtay Mandheera.

0
Wararka laga helaayo Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in halkaasi weerar qarax lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa  Milatariga Kenya. Qaraxaan oo ay ka danbeeyeen kooxda Alshabaab ayaa sababay...

Yaa soo xulaya xubnaha Soomaaliya ee baarlamaanka Bariga Afrika?

0
Sida uu dhigayo cahdiga ururka bariga Afrika cutubkiisa 50-naad xubnaha baarlamanka Bariga Afrika ayaa waxaa soo doorta baarlamaanka dalalka xubnaha ka ah. Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliay u qaabilsan arrimaha ururka...

Gudoomiyaha Degmada Kaaraan oo hogaaminaya Ciidamadii Xamar laga diray oo sheegay inay  ahlu jano...

0
Gudoomiyaha Degmada Kaaraan Abshir Kaaraan oo ka mida saraakiiha hogaamineysa ciidamo shalay Galab loo diray furimaha dagaalka alshabaab looga soo horjeedo ayaa saxaafada kala hadlay duulaankooda. Gudoomiye Abshir  wuxuu ugu horeyn u...

Weight loss

- Advertisement -