Sida sadaashu muujineyso 𝗱𝘂𝘂𝗳𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗹𝘆 ayaa galabtay ilaa caawa fiidkii waxaa jira is badal ku yimid xawaarihii ay ku socotay taas oo muujineyso duufaanta in ay sii daciifeyso.

Dowladda Soomaliya waxay si gaar ah ugu digeysaa dhammaan bulshooyinka kala duwan sida: Kaluumeeysatada iyo dadka ku dhaqan hareeraha xeebaha Jubaland gaar ahaan magaalooyinka Gobolka Jubada hoose in ay ka digtoonaadaan khataraha ku soo wajahan dhulka xeebaha.
May be a graphic of map and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here