Advertisement

Booliiska Somalia oo war ka soo saaray qaraxii xalay

0
Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray qarax xalay ka dhacay Degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac, Hadaba warka Booliiska ayaa sidan u qornaa:- Warsaxaafadeed Inaa lilaahi wa inaa...

Shariif Sh.Axmed oo ka hadlay in khudbadiisii laga soo deyn waayay TV-ga Qaranka

0
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Xildhiban Shariif Sheekh Axmed ayaa war ka soo saaray in TV-ga qaranku diiday inuu soo daayo khudbadiisii uu shalay Baarlamaanka ka jeediyay. Hadaba warka Xildhibaan Shariif...

Wasiir sheegay in Midowga Yurub ku qasban yihiin ka hortaga weerar lagu qaado Rafax

0
BRUSSELS (DAYNIILE.COM)-Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Ireland Micheal Martin ayaa sheegay in Midowga Yurub ay ku qasban yihiin in Israa’iil ay ku cadaadiyaan in aysan weerarin magaalada Rafah ee koonfurta Qaza. "Midowga Yurub...

Muxuu ku saabsan yahay shirka Nairobi ee lagu casuumay Madaxweyne Xasan

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Xarunta QM ee Magaalada Nairobi waxaa ka furmay meertadii 6aad ee wakiilada Joogtada ah oo sanadkaan looga hadli doono Arrimaha Deegaanka. Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta...

Hay’adda Duulista Rayidka oo u hanjabtay Maamulka Somaliland

0
Warsaxaafadeed Muqdisho, February, 19, 2024 - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed, warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday. Warsaxaafadeedka waxay Hay'adu si...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo Caawa ka dhacay nawaaxiga isgoyska SOS

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhaw oo caawa ah ka dhacay degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho. Nawaaxiga isgoyska SOS ayuu qaraxa ka dhacay  waxaana la sheegay inuu...

Farmaajo oo u hiiliyay Shariif Sh. Axmed

0
Codkayga waxaan ku biirinayaa siyaasiyiinta, waxgaradka iyo masuuliyiinta Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyey is hortaagga ka dhanka ah hadal jeedintii Madaxweynihii Hore ee dalka, Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ee fadhigii maanta ee...

Madaxweynaha oo booqday Taliska Booliiska+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane. Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/guuto. Sulub Axmed Firin. Booqashada Madaxweynha Soomaaliye ee...

Alshabaab miino aasi rabay oo lagu qabtay duleedka Jowhar+SAWIRRO

0
Laba Alshabaab  ka tirsan oo miina aasayay ayaa lagu qabtay wadada isku xirta Degmooyinka  Jowhar iyo Xawaadleey ee Gobolka shabeelaha dhexe. CiidankaMilatariga guutada 3-aad qeybtooda 27-aad ayaa gacanta ku dhigay labadaasi nin...

DAAWO: Maxaa dhex-maray Xildhibaan C/raxmaan CW iyo Gudoomiye Adan Madoobe

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa maanta hadal ka jeediyay fadhiga Baarlamaanka ee labada aqal ee Somalia xili laga doodayay wax ka badalka iyo dhameystirka Dastuurka. Xildhibaanka ayay mar isku af dhaafeen...

Weight loss

- Advertisement -