Advertisement

Dab khasaare hantiyeed gaystay oo ka kacay nawaaxiga Say-biyaano

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa xalay dab ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaal Xaafada Say-biyaano ee Magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare hantiyeed. Dad goob joogayaal ah ayaa u sheegay Universal Tv in dabku ka...

Hambalyada Maalinta Raadiyaha Adduunka iyo Xukuumada Dan-qaran

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimaha guud ee Waasaradda Warfaafinta Xukuumada Dan-qaran ee Federaalka Soomaaliya ayaa bahda Saxaafada la wadaagay hambalyo ku aadan maalinta Radiyaha Aduunka. Agaasimaha wuxuu ka sheekeeyay marxaladihii kala duwanaa ee dalku soo...

Madaxweyne Xasan oo Tacsi ugu tagay Safiirka Imaaraatka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka...

Madaxweyne Xasan oo Caawa waqti la qaatay dhalinyaro ku fiidsaneysay Jubba Hypermarket+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu ka soo laabtay Mariinada uuna kula soo kulmay Sanatar Muuse Suudi wuxu soo maray qaar ka mida Super Market-yada Muqdisho. Madaxweynaha meelaha...

Af-hayeenka Booliiska oo Tira-koob ku sameeyay dhacdooyinkii argagaxa lahaa ee ka dhacay Muqdisho iyo...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka Booliiska Somalia Sadiiq Doodishe ayaa tira-koob ku sameeyay dhacdooyinkii argagaxa lahaa ee ka dhacay Muqdisho Sh.hoose bishii hore iyo bishaan. Sadiiq Doodishe ayaa sheegay in 5 dhacdo ay Muqdisho ka...

XOG: Madaxweyne Xasan iyo Muuse Suudi oo markii ugu horeysay kulmay tan iyo markii...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa hoygiisa ku booqday Sanatar Muuse Suudi Yalaxoow oo xurguf siyaasadeed uu kala dhexeeyay mudooyinkaan danbe. Khilaafka labada dhinac wuxuu yimid kadib markii duqa Magaalada...

Ciidamada Israa’iil oo soo bad-baadiyay laba heyste

0
Ciidamada Yuhuuda ayaa ku guuleystay inay soo bad-baadiyaan laba nin oo ka mida muwaadiniintooda oo gacanta ugu jira Dagaalyahanada Xamaas. Magaalada Rafax oo ka mida Marinka Gaza ayaa laga soo helay labadaani...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Difaaca Somalia iyo Wasiiru Dowlaha Difaaca Imaaraadka Carabta

0
Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda aan walaalaha nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa uga tacsiyeeyay xukuumadda, shacabka...

Warbixin Dastuurka ku saabsan

0
1960kii ayaa u danbeysay in Baarlamaan Soomaaliyeed uu si dimuqraadi ah uga doodo una ansixiyo dastuur rasmi ah oo ay Soomaalida leedahay. Baarlamaanka maanta jira wuxuu nasiib u yeeshey inuu isaga...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada oo shir ku qabayay Kismaayo+Sawirro

0
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shir socday muddo labo maalin ah ugu qabatay Magaalada Kismaayo ilaa 21 sarkaal oo ka kala socday hay’addaha kawada shaqeeya xuduudka. Ujeedka Shirkan ayaa ahaa in...

Weight loss

- Advertisement -