Advertisement

Taliyahaha cusub ee Ciidamada Lugta oo Milatariga Gor-gor u sheegay inay u diyaar garoobaan...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Gen.Dayax Cabdi Cabdulle oo ah Taliyaha cusub ee Ciidamada Lugta Soomaaliya ayaa shalay markiisii ugu horeysay wuxuu hor tagay oo khudbad u jeediyay Ciidamada Milatariga  Gor-Gor .  “salaan kadibb waaan ku...

Adan Madobe oo goor dhaw u safray Dalka Turkey+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga halkaas oo uu uga qeyb gali doono...

Booliiska Puntland oo dib usoo celiyay Geel laga soo dhacay dhanka Galmudug+SAWIRRO

0
GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Kooxo hubeysan oo Reer Puntland ah ayaa dhawaan waxay dhaceen Geel laga leeyahay dhanka Galmudug taasoo keentay labada maamul inay iskaashi ka sameeyaan si loo soo celiyo. Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal...

Dowladda oo ka hadashay Diyaaradda ku dhacday Garoonka Aadan-Cadde

0
Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Civil Aviation ayaa war saxaafadeed ka soo saartay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa lagu sheegay in diyaaradda ay siday...

Ra’iisulwasaare Xamze oo sheegay in Xukuumadiisu ka go’an tahay hirgelinta isbeddel muuqda+SAWIRRO

0
Muqdisho, Diseembar 12, 2023: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii labaad ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran...

Heshiis laga gaaray xiisadii u dhexeysay Hormud Telecom iyo NISA

0
Masuuliyiinta ka tirsan Hay’adaha ammaanka iyo hormuud waxa ay kawada hadleen sidii loo xoojinlahaa kawada shaqaynta danta guud si waafaqsan Shuruucda Dalka. Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa kuwaas oo loo...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻aha Mareykanka

0
New York, 22 Sebtember, 2023: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden,...

MD Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir looga hadlayay Amniga, & dhaqaalaha dalalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni. Shirkan oo ay ku kulmeen...

Maamulka Puntland oo Digniin kasoo saaray Imtixaanka shahaadiga ee Somaliland

0
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhammaan Dugsiyada Waxbarashada Gobolada Sanaag iyo Heylaan uga digtay inay Ardaydooda galaan Imtixaanka shahaadiga ah ee Maamulka Somaliland oo maalmaha soo socda bilaaban doona. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda...

Xog Mareykanka ,Turkiga iyo Madaxwene Xasan Sheikh oo isla gartay in Xilka laga qaado...

0
  Kulamo maal mahaan u socday saxiibada Somaliya ka caawiyo Dagaalka Alahabaab sida Mareykanka Iyo Turkiga iyo Madaxweyne Xasan Sheikh laguna korfeynaayey la shaqeyn la aanta Dowladaha Saaxiibada la ah Soomaliya . Arinta...

Weight loss

- Advertisement -