Advertisement

Daawo: Masuuliyiin u istaagay xalinta Colaad beeleedka xadka Hiiraan iyo Sh. dhexe

0
JALALAQSI (DAYNIILE.COM)-Wasiirka arimaha gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle,wasiirka Maaliyada Hirshabelle,Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ,Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan iyo Masuuliyiin kale ayaa ku howlan soo af jarida colaada xadka Gobolada Hiiraan iyo...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynayaasha Somalia iyo Talyaaniga

0
Weli waxaa magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ku sugan madax kala duwan oo ka socda dalalka Afrika iyo Yurub, kuwaas oo halkaas uga socda shir uu Talyaanigu isugu yeeray oo u...

Dagaal khasaare badan sababay oo xalay dhex-maray Alshabaab iyo Daraawiishta Koonfur-galbeed

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dagaal Khasaare badan  sababay ayaa xalay dhex maray daraawiishta Koonfur-galbeed iyo Alshabaab. Dagaalkaan oo ka dhacay duleedka Waqooyi ee Magaalada Baydhabo ayay guul ka sheegteen dhanka Koonfur-galbeed. Sida warbaahinta Dowlada Somalia baahisay...

Maxamed Xuseen Rooble oo gurigiisa lagu sharfay inuu ku qaato kaarka aqoonsiga Qaranka aqoonsiga...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa iska diiwaan galiyay kaarka aqoonsiga Qaranka. Hay'ada aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa ku sharaftay masuulkaani isagoo jooga gurigiisa inuu maro hab raaca...

Saciid Dani oo qaabilay qurba-joogtii u timid caleema saarkiisa+SAWIRRO

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxtooyada Puntland wuxuu ku qaabilay Haween reer Puntland ah oo qurbaha ka yimid. Haweekaan ayaa u yimid Magaalada  Garoowe  ka qeybgalka...

DAAWO: Taageerayaasha Galmudug iyo dabaal-dagooda Caawa

0
Taageerayaasha Kooxda Galmudug ayaa caawa dabaal degyo ka sameeyay qeybo ka mida Magaalada Cadaado kaasoo ay ku muujinayeen farxadooda. Sidoo kale Dhuusa-mareeb Xarunta Galmudug ayay isugu soo baxeen iyagoo dabaal degaya. Hadaba halkaan...

Madaxweynaha Somalia oo shuruud ku xirey inuu shaqeeyo iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga

0
Roma, Jannaayo 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan...

Shir Sanadeedka 6-aad ee Garsoorka oo la soo xirey

0
Waxaa maanta la soo gaba-gabeeyay shir sanadeedka shir sannadeedka 6aad ee Garsoorka dalka kaasoo maalmihii ugu danbeeyay ka socday Muqdisho. Shirkaan oo ay ka soo qeybgaleen Hay'!adaha Garsoorka ee Dowlada Somalia iyo...

Taliyaha NISA oo ka qeybgalay shir Kenya ka dhacay

0
Taliyaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Shirkaan ayaa looga hadlayaa...

Madaxweyne Xasan oo u Hambalyeeyay Kooxda Galmudug

0
Xulka Kubadda Cagta Galmudug, Macalimiin, maamul ciyaartooy iyo taageerayaalba, waxaan ugu hambalyeynayaa guusha hanashada Koobka Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Guushan aad gaarteen waxaa saldhig u ahaa ciyaar wanaag, tababar...

Weight loss

- Advertisement -