Advertisement

Howlgal kale oo laga fuliyay Gal-hareeri

0
Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Howlgal Qorshaysan ayaa lagu laayay xubno Alshabaab ka tirsanaa howlgal ka dhacay Degmada Gal-hareeri. Sidoo howlgalka oo duqeyn ah ayaa lagu burburiyay xarumo Alshabaab  ay la haayeen...

Xildhibaan Jacfar oo wacdaro ka dhigay wadamada Yurub

0
https://youtu.be/883AvOzIEEU

Daacish oo sheegatay weerar lagu dilay 3 Askari oo Mareykan ah

0
Kooxda Daacish ayaa sheegatay dilka 3 askari oo mareykan ah oo lagu dilay xadka Urdun iyo Siiriya inkastoo  Mareykankuna tuhunsan yahay Iiraan. Laakiin Iiraan ayaa beenisay in ay ku lug lahayd dilka...

SICIID DENI IYO AXMED KARAASH OO ISKU KHILAAFSAN QORSHAHA MUDDA KORORSIGA DOWLADDA

0
Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo madaxweyne ku xigeenka, Axmed Karaash aysan isku aragti ka hayn qorshaha mudda kororsiga ee dowladdu waddo. Madaxweyne Deni ayaa sida...

Xuutiyiinta oo weerartay Markab laga leeyahay Mareykanka

0
Kooxda hubeysan ee Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaciyay inay maanta  weerar ku qaadeen markab laga leeyahay Dalka Mareykanka . Afhayeen u hadlay kooxdaan ayaa Markabka ay weerareen magaciisa ku sheegay  USS Greeley,wuxuuna intaas...

Turkiga oo Aqbalay in Sweden xubin ka noqoto NATO.

0
Dowladda Turkiga oo muddo dheer Dalka Sweden kahor taagneed ku biirista NATO kuna qasbanaa dalkaas in uu helo fasaxa Ankara ayaa ugu dambeyn loo ogolaaday ku biirista Ururkaas kaddib wadahadallo waqti...

Dhacdo kale iyo nin Xaaskiisa si xun u gowracay

0
QORYOOLEEY (DAYNIILE.COM)-Warar caawa soo baxay ayaa sheegaya in dhacdo kale oo naxdinteeda leh ay ka jirto Magaalada Qoryooleeey ee Gobolka Shabeelaha hoose. Nin ayaa xaaskiisa dilay iyadoo wararka qaar sheegayaan inuu bireeyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Aabe ama Adeer isha haka fiirsan wiilkaaga oo mushaar yar dowladda...

0
  Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta markale si adag uga hadlay Salaadii Jimcaha kadib arrimaha la xariira musuq maasuqa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go'an...

Taliye Macalin Mahdi ” Gacan ku dhiiglaha iyo intii garab siisayba waan soo qabaneyna...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Booliiska Gobolkw Banaadir Macalin Mahdi iyo duqa Muqdisho ayaa maanta usoo tacsiyeeyay Qoyskii ay ka dhalatay Luul C/casiis oo shalay u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray kadib markii ninkeedu...

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo ku wajahan Gobolka Gedo iyo xoga laga helay

0
Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay degmada Luuq ee Gobolka Gedo ay tagaan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, kuwaas oo ka tegaya...

Weight loss

- Advertisement -