Advertisement

Maxamed Mursal Sh. C/raxman “Damaca Itoobiya saameyn xun buu yeelan doona nabada Gobolka “

0
Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland. Is-afgaradka Abiy iyo Muuse, (MoU): Wuxuu xad-gudub ku yahay, Qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka ee...

Talaabooyinka Dowlada Somalia ka qaaday damaca Itoobiya

0
Dowlada Soomaaliya ayaa qaaday talaaboyin sharci oo deg deg ah si ay uga jawaabto damaca iyo faragelinta Dowlada Itoobiya ku soo sameysay  Hantiga Qaranka Soomaaliyeed. Maalin ka hor ayuu Ra'iisullwasaaraha Itoobiya Abiy...

Madaxweynaha Soomaaliya oo arimo kala duwan kala hadlay Amiirka Dalka Qatar

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar, Amiir Tamiim Binu Xamad kaasoo ay isla soo qaadeen xaaladda gobolka iyo arrimaha hortabinta u leh Labada dal. Labada...

Midowga Yurub oo ka hadlay isku deyga Itoobiya

0
Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa garab istaagay Dowladda Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa lagu yiri “Waxaa lagu war galinayaa muhiimadda...

Golaha wada-tashiga Qaran oo war ka soo saaray damaca Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ku yeesheen Muqdishu Janaayo 3, 2024. Shirka waxaa ka soo qaybgalay...

Ha’adaha Amniga oo qabtay eedeysane Haweeneey ku dilay Xamar

0
Ciidanka Saldhiga Boliiska Degmada Hodon, ayaa galabta 02.Jan.2024 abaare 17:40 PM, gacanta ku dhigay qof rag ah oo ku eedeysan inuu dilay Marxuumad Khadiijo Siyaad Maxamed ina hooyo Saliimo Cumar Cismaan...

Dowlada oo soo saartay xeer ku aadan burinta heshiiskii Muuse Biixi iyo Abiy Axmed

0
kadib kulankii maanta ay yeesheen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka faderaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer ku aaddan burinta is afgaradka maamulka Soomaliland iyo Dowladda Ethiopia. xeerka ayaa sidan u qornaa:-

Madaxweyne Xasan iyo dhigiisa Dalka Masar oo qadka teelka ku wada hadlay.

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo danaha ay wadijrka u wadaagaan Labada shacab...

WAR DEG DEG AH: Hogaamiye ku xigeenka Xamaas iyo Saraakiil kale oo goor dhaw...

0
BEIRUT (DAYNIIILE.COM)-Sida daqiiqado ka hor lagu baahiyay Warbaahinta Aljazeera waxaa goor dhaw oo caawa ah la dilay Saleh al-Arouri oo ahaa ku xigeenka madaxa xafiiska siyaasadda Xamaas iyo saraakiil kale kuwaasoo...

Israa’iil oo sheegatay in saraakiil looga dily Gaza

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Milateriga Israa’iil ayaa bayaan ay soo dhigeen telegram-ka rasmiga ah ku sheegay in laba sargaal oo ka tirsan ciidamada Israa’iil iyo kabtan looga dilay  dagaalka Gaza. Sida Yuhudu qiraneyso waxaa saraakiishaan...

Weight loss

- Advertisement -