Advertisement

Dowlada Somalia oo kulan deg deg ah isugu yeertay Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta.

0
Dowladda Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa dalbatay iney shir deg deg ah isugu yimaadaan Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta. Safiirka J.F.S ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh...

Dowlada Britain maxay ka tiri damaca Itoobiya?

0
Waxaa soo badanaya dalalka waa weyn iyo Ururada Caalamiga ah ee ka hadlaya damaca Itoobiya iyagoo garab istaagna u muujinaya Somalia. Dowladda Ingiriiska ayaa ka hadashay damaca liita ee dowladda Itoobiya waxayna...

Madaxweyne Xasan oo Midowga Yurub ku amaanay siday u difaaceen qaranimada Somalia

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga, Mudane Josep Borrell. Madaxweyne Xasan wuxuu masuulkaan uga mahadceliyey mowqifka adag...

Tirada dhimashada reer Gaza iyo Hanjabaada Wasiirka Gaashaandhiga Isra’iil

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Wasiirka Gaashaandhiga Israa'iil ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonan weerarada iyo xasuuqa ay ku hayaan shacabka Gaza xili ay maanta rayid badan laayeen. Meelaha Israa'iil maanta weerarada ku qaaden waxaa...

DAAWO: Caawa maxaa ka soconaya Xeebta Liido

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Shacab fara badan ayaa caawa banaan bax balaaran waxay ka sameeyeen xeebta liido ee Magaalada Muqdisho. Shacabka ayaa ku muujiyeen isu soo baxooda sida ay uga soo horjeedaan damaca Itoobiya ay...

Jawaari “waa in maxkamad la soo taagaa kuwa Badda iibsaday”

0
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cusman Jawaari si adag kaga hadlay damaca Itoobiya iyo dadka Soomaalida ee garabka ku siinaya. Jawaari wuxuu ku baaqay inaan loo naxariisan oo Maxkamad ka...

Gudoonka Baarlamaanka Puntland oo la dhameystirey

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Doorashooyinkii Maanta ka dhacay Xarunta Baarlamanka Puntkand ayaa jawi degan ku soo dhamaaday iyadoo la dhameystirey Gudoonka Baarlamanka. Labada Gudoomiye ku xigeen ayaa la doortay kadib markii Gudoomiyaha oo ka horeeyay...

General Gacmadule oo sheegay in Soomaaliya leedahay awood Ciidan oo ay Badaheeda iyo dhulkeeda...

0
General Gacmadule ayaa si kulul uga hadlay damaca Itoobiya iyo Maamulka Somaliland oo aqoonsi raadis heshiisyo la galaya Itoobiya Jaeraalka wuxuu sheegay in  Itoobiya Dhul Soomaaliyeed uusan u saxiixi karin nin daba-dhilif...

DAAWO: Afhayeenka Booliiska oo ka hadlay howlgalo danbiilayaal ay ku soo qabteen

0
Afhayeenka Booliska Soomaaliyed Sadiiq Doodishe ayaa saxaafada shir jaraa'id u qabtay wuxuuna ka war bixiyay xaaladaha amni ee dalka maalmihii ugu danbeeyay. " Laamaha Amniga waxa ay gacanta ku hayaan 12 ruux...

Nabadoon Shariif ” Jaalle Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ku heynaa 30 ciidan oo xabashida...

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Shacabka ku dhaqan Degmada Xamar weyne ayaa maanta sameeyay banaan bax ay uga soo hor jeedaan damaca Itoobiya iyagoona xuseen inay difaca dalka diyaar u yihiin. Nabadoon Shariif oo ka mida...

Weight loss

- Advertisement -