Advertisement

DAAWO: Ciidamo cusub oo loo diyaariyay dagaalka Alshabaab oo galabta lagu soo bandhigay deegaanka...

0
XIIN-LABI (DAYNIIILE.COM)-Deegaanka Xiin-labi ee Gobolka Mudug waxa galabta lagu soo bandhigay Xoogag cusub oo ka tirsan Macawisleyda deegaankaasi kuwaasoo u diyaarsan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Masuuliyiin iyo Culumaa'udiin ayaa galabta sagootiyay...

kulan ciyaareed Galabta lagu maamuusay xayiraadii hubka ee Somalia laga qaaday.+SAWIRRO

0
Kulan ciyaareed u dhexeeya Kooxaha Kubadda Cagta Horseed iyo Heegan oo kala matala Ciidamada Boliiska iyo Milatariga ayaa galabta lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho. ciyaartaas waxaa u daawasho tagay Mas'uuliyiin ay...

DAAWO: Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo gadood sameeyay mushaar la’aan darteed

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Ciidamada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gadood ka sameeyay gudaha  Magaalada Garowe. Ciidamada ayaa oo wata gaadiid dagaal ayaa ka xirtay wadooyinka Garowe xili ay ka cabanayaan Mushaar la'aan soo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 27 December, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale ka hadley muhimadda dhameystirka dastuurka, guulaha ay dowladda ku tillaabsatey iyo halka uu marayo halganka...

Taliyaba Booliiska Laas-caanood oo su’aalo weydiiyay Ninkii Dumarka iska dhigi jirey+Video

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIIILE.COM)-Taliyaba Booliiska Laas-caanood ayaa beeniyay inuu Dhul-bahante yahay  Ninkii Dumarka iska dhigi jirey ee dhawaan ay qabteen. Wiilkaan ayaa asbuucyadii u danbeysay qabsaday baraha bulshada markii uu fashilmay iyo ka horba,xili...

Booliiska Hiiraan oo kala dhex galay dagaal u dhexeeyay laba beelood

0
BALADWEYNE (DAYNIIILE.COM)-Deegaanka Shiir Kaneeco oo duleedka Waqooyi kaga beegan Magaalada Baladweyne waxaa maanta mar kale ku dagaalamay laba maleeshiyo beeleed. Beelahaan oo isku haysta dhul beereed ayaa saaka waxa  dhex maray is...

Dowlada Somalia oo wax ka qabatay cabashadii bajaajleyda

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa maalmihii ugu danbeeyay cabasho muujinayay darwalada bajaajleyda kuwaasoo sheegay in jidadka loo taagan yahay islamarkaana laga rabo lacag lagu sheegay bad qabka gaadiidka. Dowlada Soomaaliya gaar ahaan Maamulka Gobolka Banaadir...

DAAWO: Sadex Alshabaab ka tirsan oo lagu qabtay deegaanka Cad-cadeey

0
Xooggaga  macawisleyda deegaanka Cadcadey ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa soo bandhigay sedex ka tirsan the Alshabaab kadib marki ay gacanta ku dhigeen. Taliyaha Macawiysleyda deegaanka Cilmi Cabdulle Cali ayaan u sharaxay Tv-ga...

Maxaa ka jira in Maamulka Puntland soo xuleen 17-Xildhibaan ee SSC Khaatumo

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dib u doorashadii Xildhibaanada Puntland uu gabo gabo yahay islamarkaana la soo xulay xitaa kuwii SSC Khaatumo ee arintooda la isku heystay. Xildhibaanada Puntland oo...

Maxaa looga hadlay kulankii ay yeesheen Golaha fulinta Maamulka SSC Khaatumo+Sawirro

0
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay xalay yeesheen Golaha Fulintu. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray xoojinta amniga gudaha iyo...

Weight loss

- Advertisement -