Advertisement

Boqolaal ka tirsan Macawisleyda Beesha Udeejeen oo Maanta lagu wareejiyay Dowlada Soomaaliya.+Sawirro

0
Magaalada Jawiil ee bartamaha Gobolka Hiiraan waxaa maanta mar kale  lagu soo bandhigay Boqolaal Ciidamada Macawisleyda ah kuwasoo u dhashay Beesha Ueejeen. Ciidamadan oo sidaan oo kale shalay loo soo bandhigay ayaa...

Dab ka kacay guri Burca ku yaal oo sababay dhimasho

0
Dab xooggan oo ka kacay guri ku yaal Magaalada Buco ee Maamulka Somaliland  ayaa ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh. Guriga dabka uu ka kacay oo jiingad ahaa waxaa ku dhintay...

Xildhibaano Soomaaliyeed oo ka qeybgalay Shirweynaha Xildhibaannada Adduunka

0
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo lagu soo gabagabeeyay dalka Vietnam Shirkaa ayaa diiradda lagu saaraya doorka dhallinyarada ee...

Wasiir iyo Taliye booqday Magaalada Bacaadweyn oo Saaka laga saaray Alshabaab+Sawirro

0
Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka kalluumeysiga XFS Axmed Xasan Aadan iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka lugta xoogga dalka General Cabdulaahi Aden xuseen Cirro ayaa Kormeeray Magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug...

Boliiska Hirshabelle oo soo qabtay burcad dad safara dhac u gaystay+Sawirro

0
Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan kooxo burcad hubeysan ah oo xalay waqtigi danbe wadada u galay gaari safar ahaa. Ciidamadaan oo ah kuwa Saldhiga...

Tvga dayniile war bixin xasaasi ah ka diyaariyey Beelaha Xawaadle , Habar gidir...

0
Tvga dayniile war bixin xasaasi ah ka diyaariyey Beelaha Xawaadle , Habar gidir oo guul ka gaaray dagaalka Alshabaab halka Abgaal iyo Murusade wali moodid in ay hurdayaan https://youtu.be/d9zdM4zgYeY?si=HzrXpk9iZeyZsESH

XOG ku saabsan 25 jir Beera-leey ah oo maanta Al-shabaab ku dileen...

0
War uu Bogga Dayniiile.com ka helay Magaalada Mahadaay ee Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in saaka dagaalamayaasha Alshabaab si bareer ah ugu dileen deegaanka Cali-fooldheere nin shacaba oo beeraleyna ahaa. Ninka la dilay...

Wasiirka arimaha dibda Somaliya oo khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ururka G77+China+Sawirro

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Huruuse ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee ururka G77+China oo Laba maalin ka ka socday magaalada Havana ee dalka Cuba. Ururka G77 ayaa markii hore...

Ra’iisulwasaare Xamze oo maanta u dhoofay Mareykanka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York ee Xarunta Qaramada Midoobay oo ay ka qaybgalayaan Golaha loo...

Tvga dayniile Bacaad weyne iyo Qeycad oo laga qabsaday alshabaab iyi wararkii...

0
https://youtu.be/0THMUt3CYz0?si=e09XGwKUDsym44Ka

Weight loss

- Advertisement -