Advertisement

Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaano Al-shababku hore u joogeen

0
Sida ay sheegtay Idaacada Dowlada Soomaaliya ciidamada Xooggga Dalka ayaa la wareegay goor dhaw deegaano hor leh oo ay hore u joogeen dagaalamayaasha Al-shabaab. Deeganada ay ciidamada Dowladu la wareegeen waxaa ay...

Muwaadin Soomaaliyeed oo Askari Ugandha u dhashay ku dilay irida Xalane kadibna isagii...

0
Muwaadin Soomaali ah ayaa galabta albaabka Xalane  ku dilay askari ka tirsan Ciidamada Atmis ee Magaalada Muqdisho ka howlgala. Ninkaan oo shacab ahaa ayaa la sheegay inay murmeen askarigaan oo u dhashay...

Masuuliyiin ka tirsan Midowga Africa oo Maanta Muqdisho soo gaaray

0
Wufuud ka socota Midowga Africa ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho kuwaasoo kulamo la qaadan doona madxda Dowlada. Wafdigan waxaa hogaaminaayay Wakiilka Joogtada ah ee Guddi-hoosaadka qaxootiga dalkooda dib ugusoo laabta...

Xog ku saabsan warar dheeraad ah oo laga helay heshiiskii dhex maray Dowlada iyo...

0
Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo laga helayo heshiiskii ay hore u kala saxiixdeen Dowlada Soomaaliya iyo Beesha Xawaadle oo tabasho badan qabtay. Heshiiska uu Xasan Sheekh la soo galay Beesha...

Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay deegaan ku dhaw Dhuuss-mareeb.

0
Wararka laga helaayo Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Mareykanka duqeeyeen deegaan ku dhaw Magaalada Dhuusa-mareeb oo lagu magacaabo Bulucle. War dhanka Dowlada ka soo baxay ayaa lagu sheegay...

Dowlada oo guul ka sheegatay Dagaalkii Saaka ka dhacay Owdheegle

0
Gudoomiye xigeenka arimaha Bulshada Degmada Owdheegle ee Gobolka Sh.Hoose ayaa ka hadlay Dagaalkii Saaka ka dhacay Degmadaasi kaasoo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Alshabaab. Gudoomiyaha wuxuu sheegay in kooxda Alshabaab...

Yuusuf Daba-Geed “Gaal iyo Muslim intaan kaalmeysan karno, anagana aan mowqif mideysan Alshabaab...

0
Madaxweyne Xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) oo la hadlayay ciidamo Dowlada iyo dadka deegaanka isugu jirey ayaa ku dhiiri-geliyay inay sii wadaan dagaalka Alshabaab ka dhanka ah. Daba-geed ayaa  xasuusiyay ciidamada...

Maxaa ka jira in howl-galadii ka dhanka ahaa Al-shabaab hakad la gelinayo arimo xasaasi...

0
Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mida saraakiisha la talisa ay isla garteen in la hakiyo dagaalada soo afjarida wajiga koowad...

Orod-yahan Mo Farax oo ka fadhiistay ciyaaraha.

0
Orad-yahanka Soomaaliyeed ee Maxamed Faarax bale u orda Dalka Britain ayaa go’aansaday inuu gabi ahaanba joojiyo xirfadiisa ciyaaraha fudud ee orodka. Sida ay baahisay idaacada BBC-da Ciyaaryahankaan ayaa Axada maanta ordi doona...

Madaxweyne Cali Guud-laawe oo gaaray Deegaanada Nuur-Dugle iyo Maxaa Saciid+SAWIRRO

0
 0Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo dardargalinaya howlgalada lagu ciribtirayo Kooxda Khawaarijta ah ee alshabaab ayaa maanta booqdasho kormeer ah ku tagay Deegaanada Nuur-dugle iyo Maxaa Saciid oo lagu...

Weight loss

- Advertisement -