Advertisement

Wasiirka Gaashaandhiga,Taliyaha Nabad sugida iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo goor dhaw gaaray Ceel-garas+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray Aagga deegaanka Ceel-garas ee gobolka Galgaduud oo maanta...

Ra’iisulwasaare Xamze iyo Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgaleen daah-furka mashruuc Caafimaad.+SAWIRRO

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa si wadajir ah u daahfuray maanta Mashaariicda...

Xildhibaano ku geeriyooday werarkii Ceel-garas lagu qabanaayay

0
Laba Xildhibaan oo reer Galmudug ah ayaa la soo sheegayaa inay ku geeriyoodeen qarax Miino oo loogu aasay afaafka hore ee deegaanka Ceel-garas kaasoo goor dhaw Alshabaab lagala wareegay. Labada Xildhibaan ayaa...

DEG DEG: Ciidamada Dowlada oo la wareegay deegaanka Ceel-garas

0
Wararka laga helaayo deegaanada Galmudug ayaa sheegaya in goor dhaw Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen deegaanka Ceel-garas ee Gobolka Gal-gaduud. Deegaankaan oo ay Al-shabaab haysteen mudo 16 sano...

Wasiir tababar u soo xirey Ciidamo cusub oo Gor-Gor ka tirsan

0
Dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Turk-Som waxaa tababar loogu soo xirey ciidamo cusub oo ka tirsan Ururka 12-aad ciidanka Gorgor kuwaas oo ku biiri doona guutada 18-aad ee Ciidamada. Wasiiru...

Sarkaal ka tirsan Al-shaaab oo lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Baydhabo xili uu dhoofi rabay.

0
Sida goor dhaw lagu baahiyay radio Muqdisho oo ku hadla afka Dowlada Soomaaliya waxaa gacanta lagu dhigay sarkaal ka tirsan dagaaladamaayaasha A-lshabaab. Sarkaalkaan oo lagu magacabo Cumar Maxamed Ismaaciil ayaa lagu qabtay...

Xuska Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo 13 bishaan lagu qabanayo Muqdisho

0
Maalinta Arbacada ee nagu soo aadan hadii Alle idmo waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayaa xaflada xuska maalinta Dalxiiska Soomaaaliya halka aduunka dhana looga dabaal degi doono 27-ka bishaan. Agaasimaha guud ee Wasaarada...

Ganacsatada Magaalada Cabud-waaq oo diiday inay bixiyaan Canshuurta Maamulka Galmudug.

0
Waxaa wali sii baahaya khilaafka dhawaan ka dhex dhashay madaxda u sareysa Dowlad Goboleedka Galmudug iyadoo aad moodo in xitaa shacabkii ka sii aamin baxayaan masuuliyiintooda, Wararka laga helaayo Magaalada Cabud-waaq ee...

Khasaare nafeed oo ka dhashay markii ay soo dhacday anteenada Hormuud ee Magaalada Xudur.

0
Sida ay sheegtay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho waxaa soo dhacday anteenada shirkada isgaarsiinta Hormuud ee Magaalada Xudur oo ah xarunta Gobolka Bakool. Khasaare nafeed ayaa ka dhashay dhacdadaan waxaana ku geeriyooday...

Duqa Muqdisho oo Caawa booqday Jag-boyntiyada Ciidamada qaarkood+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa caawa howla kormeer ah...

Weight loss

- Advertisement -