Advertisement

XOG: ku saabsan Xasan Sheekh oo seefta Galka kala baxay, bilaabbayna inuu Talaabana ka...

0
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaaday talaabadiisii ugu horeysay marka loo eego isla xisaabtankii uu balan qaaday kaasoo la xiriira  jabkii dhawaan Dowlada ka soo gaaray dagaalkii Cowsweyne. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Howlgalo ciidan oo maalintii labaad ka socota degaanka Camaara iyo meelaha u dhaw...

0
Wararka laga helaayo Deegaanka Camaara ee Gobolka Muddug oo shalay laga saaray dagaalyahanada Alshabaab ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada ay maalintii labaad ka wadaan howlo baaris ah. Howlgaladaani ayaa ah miina baaris...

Maxaa looga hadlay shirkii Garowe ku dhexmaray Hay’adaha Caalamiga ah iyo Maamulka Puntland

0
Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland waxaa ka dhacay shir ay yeesheen Hay’adaha Caalamiga ah ee daneeya arimaha Soomaaliya iyo Dowllad Goboleedka Puntland. Shirka waxaa shir gudoominayay ku-simaha Madaxweynaha, isla markaana ah Madaxweyne...

Cabdi Daahir Guure “ Deegaano hor leh oo Hirshabelle ka tirsan ayaan abaabulka Dagaalada...

0
Wasiirka arimaha gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure ayaa sheegay in Maamulka Hirshabeele uu makii horana ahaa hadana yahay  hormuudka dagaalada dalka looga saaraayo Alshabaab sida uu warka u dhigay. Wasiirka...

Maxaad kala socotaa Tirada Alshabaab ee Dowlada isku soo dhiibtay bilihii ugu danbeeyay.

0
Waxaa si xowli ah usoo badanaya tirada kooxaha Dagaalyahanada Kooxda Alshabaab  ee isku soo dhiibeysa Dowlada Soomaaliya iyo Maamul Goboleesdyada. Kooxdaan oo ka dagaalanta Dalalka geeska Africa ayaa ku xiran Urur weynaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara...

0
New York, 18 September, 2023 - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York, ayaa...

Mandheera oo dad badan loogu dilay aanooyin Beeleed

0
Magaalada mandheera ee xuduuda Kenya iyo Somalia ku taal waxaa laga soo sheegayaa in saaka dad badan lagu dilay magaaladaasi xili arintu mid beeleed salka uu ku hayo. Afar ruux oo dhashay...

Qarax Galabta lagu dilay Gudoomiye xigeenka Mareereey

0
Qarax miino  oo Galabta ka dhacay deegaanka Mareereey ee hoos taga Magaalada Afgooye Gobolka Sh.hoose ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac. Gudoomiye ku xigeenkii Deegaanka Mareereey Cali Cumar ayaa ku dhintay qaraxasi kadib...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta booqday furimaha dagaalka Sh.dhexe+Sawirro

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta oo ah (Isniin 18, September 2023) gaaray deegaanada Nuur-dugle iyo Caddaan Laxey ee Gobolka Shabeelada dhexe, si...

Dagaalame Al-shabaab ka tirsan oo isku soo dhiibay Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed

0
Dagaalame ka tirsan Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed. Dagaal-yahankaan oo lagu magacaabo Caddow Xassan Cabdi Cali ayaa la soo xiriiray sirdoonka Maamulka Koonfur-galbeed ee ku sugan Degmada...

Weight loss

- Advertisement -