Advertisement

Dhaqtar Al-shabaab ahaa oo isku soo dhiibay Dowladda.

0
Mid ka mid ah Dhaqaatiirta Dagaalamayaasha Al-shabab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada Milatariga Soomaliya ee ka howlgala Gobolka Bakool. Sarkaalkaan oo dhanka dhaqtarnimada u qaabilsanaa xoogagga Alshabaab loona yaqaan Malaag UK.ayaa...

Tirada Horjoogeyaasha ay dileen Ciidanka Qalabka Sida oo sii kordheysa.

0
Muqdisho, 15 September 2023: Hawlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa...

Ciidanka ilaalada Xeebaha Xamar oo goor dhaw soo bad-baadiyay laba wiil oo baddu qaaday

0
Ciidanka Boliiska Ilaalada Xeebaha ayaa badda Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ka soo badbaadiyay 2 dhalinyaro ah oo baddau qaadday. Dhallinyarada oo baddu ka qaaday agagaarka Akademiyada Boliiska ee General Kaahiye...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo Bilad-Geesinimo u gartay labadii Askari ee ku geeriyooday Qaraxii Saaka

0
Jimco, 15-September 2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo guddoonsiiyey Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xirsi oo maanta naftooda u huray badbaadinta...

Sh.Aadan Madoobe “ Magaca Alshabaab iyo dhaqankooduba maaha fikir Soomaali ee fal-safad nooga timid...

0
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sh.Aadan Madoobe) ayaa ku eedeeyay Alshabaab inay shisheeye amarkiisa ka fuliyaan gudaha dalkeena Soomaaliya. Gudoomiyaha wuxuu xusay in asal ahaan magaca Alshabaab uusan ahayn fikir...

Madaxweyne Qoor-Qoor “ma jirto wax masuul ah oo dhibaato ay soo gaartay,dagaalkuna wuu sii...

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Gal-mudug Axmd Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa ka hadlay weerarkii saaka alshabaab ku qaadeen deegaanka Laas-gacameey halkaasuu uu isagu ku sugnaa. Madaxweyne Qoor-Qoor wuxuu ugu horeyn beeniyay warar lagu sheegay...

Mareykanka oo sheegay in Dowlada Soomaaliya masuul ka tahay duqeyn dad shacaba lagu laayay...

0
Afhayeenad u hadashay Dowlada Mareykanka gaar ahaan taliskooda Afrika ee loo yaqaan Africom ayaa si weyn u beenisay inay Mareykanku ka danbeeyeen duqeyn dhawaan lagu laayay dad shacab Soomaaliyeed ah oo...

Tvga Dayniile Qilaafka ka dhex jira Beesha Murusade ee ciidamada lagu kala dajiyey...

0
https://youtu.be/Iw36akPV2lI?si=qMWBAQ79tP1aB0ZN

Tvga dayniile Wararkii ugu Dambeeyey weeraradii Qaraxayada Saakay lagu weeraray Qoor Qoor ,Cabdiqeybdiid...

0
Wararkii ugu Dambeeyey weeraradii Qaraxayada Saakay lagu weeraray Qoor Qoor ,Cabdiqeybdiid iyo Dhabacad https://youtu.be/XQ6VLJZ0BZ8?si=7xcu38xp9Ryu_ju_

Weight loss

- Advertisement -