Advertisement

Saciid Dani oo goob joog ka ahaa dhaarinta wasiiro Puntland ka tirsan+SAWIRRO

0
Garoowe: 20 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiir Ku-xigeennada Wasaaradaha Waxbarashada, Qorsheynta iyo Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo saaka ka qabsoomtay Qasriga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah furay Qadashada kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha +Sawirro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo lagu beegay maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga Dadweynaha...

Isbitaalka Guled oo bukaankii u horeeyey u sameeyey qaliinka lagu furo xididada Wadnaha+SAWIRRO

0
Qeybta daryeelka & Caafimaadka Wadnaha (Heart Center) ee Isbitaalka taqasusiga ah ee Guled ayaa bukaankii u horeeyey waxaa loogu sameeyey qaliinka lagu furo xididada xirma ee Wadnaha, iyadoo la adeegsanayo qalabka...

Dil Toogasho ah oo maanta lagu fuliyay Askari dhawaan dil u gaystay Askari...

0
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Mudug ayaa maanta dil toogasho ah waxay ku fulisay askari ka tirsan Milatariga Gor-gor oo hore u dilay askari kale oo ay isku qeyb yihiin Gacan...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in bamboiyinka qiiqa laga bilaabay isbitaalka si loogu qasbo shaqaalaha, dhaawacyada iyo dadka barokacay inay ka guuraan. Ciidamada Israa'iil ayaa weerar dhulka iyo cirka ah...

Mareykanka oo baafinaya diyaarad dagaal oo ka luntay ‘qofkii arkow nala soo hadal’

0
Saraakiisha militariga Mareykanka ayaa baafinaya diyaarad dagaal oo ka mid ah kuwa ugu qaalisan dunida, taas oo ka luntay. Diyaarada ayaa ah nooca F-35 ee militariga oo la waayay kadib markii...

Cudur dad badan u dhinteen oo Somalia ka jira iyo waxa QM ka tiri

0
Waxaa Soomaaliya ka jira cudurka daacuun colaaleedka oo aalaaba mar kaca kaasoo todobaadkii la soo dhaafay dad badan u dhinteen. Sida ay BBC-du sheegtay cudurkaan Daacuun-calooleed-ka ah ayaa toddobaadkii u dambeeyay ku...

Jen.Dayax muxuu u sheegay Milatariga qeybta 12-ka Apriil +SAWIRRO

0
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, isagoo kormeeray saldhigyada ciidamada xoogga degmadaas. Saraakiil uu ka mid yahay Abaanduulaha qeybta 12-ka...

DAAWO VIDEO: Dagaalada ka socda Nawaaxiga Mahadaay

0
Waxa wali Dagaalo ka socdaan gobolada Dalka qaarkood kaasoo u dhexeeya ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka oo dhinac ah iyo Dagaalamayaasha Alshabaab. Video-gaan waa dagaal maanta ka dhacay tuulooyinka ku dhaw Magaalada...

Dowlada Kenya oo fasaxday isticmaalka iyo iibinta Tubaakada loo yaqaan shiishada

0
Dowlada Kenya oo sanadihii ugu danbeeyay la dagaalaysay cabista ubaakada  loo yaqaan shiishada ayaa hada dib ka fasaxday isticmaalka iyo iibintaba intaba. Maxkamadda ayaa amartay in xabsiga laga sii daayo 48 ruux...

Weight loss

- Advertisement -