Advertisement

Faah-faahin laga helayo khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Xero lagu tababaro Ciidanka Dowladda...

0
Qarax xooggan oo barqonimadii maanta ka dhacay Xerada Ciidanka lagu tababaro ee Kulliyaddii Jaalle Siyaad Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti sida ay xaqiijiyeen ilo...

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Faderaalka Maxamed Sh Doodishe oo Qaraabadiisa u qoray Mushaar...

0
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Faderaalka Maxamed Sh Doodishe oo kamid ah wasiirada la kooxda ah Madaxweyne Xassan Sheekh, ayaa tan iyo imaanshihiisa wasaaraddan, waxaan ogaanay in uu mushahaar kale duwan...

Maxkamadda G/Banaadir oo la horkeenay Mas’uuliyiin ku eedeysan musuq maasuq

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa la horkeenay Saddex mas’uul oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, kuwaas oo loo heysto inay sameeyeen musuq maasuq iyo xatooyo Xoolo Dadweyne. Saddex...

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho iyo faah faahin laga helay

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xerada Ciidamada  Kuliyadda Jaalle Siyaad ee ku taalla Wadada Warshadaha ee Magaalada muqdisho, kaas oo geystay...

Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay iyo faah faahin laga helayo

0
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir uga qeyb galaya Talyaaniga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ooh shalay ka baxay Magaalada Muqdisho ayaa  gaaray  dalka Talyaaniga si uu  uga qeyb-gelo Shirar heer caalami ah iyo kuwo...

Kulamo xal loogu raadinayo khilaafkii ka taagnaa Gobolka Gedo oo socda

0
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan is-xog wareysi ah la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Kulanka ayaa waxaa...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay Kenya wax wada hadal kala furayso kiiskii Badda

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u diiday hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha dowladda Kenya, Willian Ruto, hadalkaas oo ku saabsanaa jiritaanka wadahadal u dhaxeeya labada dowladood oo ku saabsan muranka...

Faah faahin: Wasiir ka tirsanaa Hirshabeelle oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa rag hubeysan  magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dilay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beerraha ee Dawlad Goboleedka Hirshabeelle. Wasiirka la dilay oo lagu magacaabi jiray...

Guddoonka labada Aqal oo magacaabay xubnaha Somalia ku matalaya Barlamaanka IGAD

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u magacaabay xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka Urur...

Weight loss

- Advertisement -