Advertisement

Sanatar Sareedo oo si caro leh u sheegtay ineysan haweenku u codeyn doonin Dastuurka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Senator Sareedo oo xubin ka ah Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa si cara leh uga hadashay shirka maanta ee labada aqal ku yeesheen Muqdisho. Sanatar Sareeda oo iyadoo xanaaqsanba qabsatay...

Madaxweyne Guud-laawe oo maanta shir gudoomiyay shirka Wasiirada+SAWIRRO

0
Jowhar: 18, Feebaraayo, 2024: Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle ayaa looga hadlay arrimaha amniga ee deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada kooxda Khawaarijta alshabaab...

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka oo ka qeybgalay shir Afrika

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa ka qayb galay shirka wada-tashiga wasiirada Caafimaadka Wadamada Afrika oo ka dhacay xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Wasiirka ayaa...

Duqa Muqdisho oo caawa lagu dhex arkay suuqa Bakaaraha+SAWIRRO

0
Muqdisho, 31 March 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kormeer shaqo ku tagay Suuqa ugu weyn ee dalka Soomaaliya (Suuqa Bakaaraha) si...

Muxuu yahay qalabka Maamulka Somaliland uu ku qalqal geliyay diyaarado xamar ku soo...

0
Maamulka Somaliland ayaa maanta sameeyay talaabooyin ay ku qal qal geliyeen diyaarado Muqdisho u soo socday xili ay hawada sare marayeen. Maamulka Somaliland waxaa la sheegay inayย  shideem qalabka VHF oo ah...

Madaxweynaha Ereteria oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka gudoomay Safiirka Soomaaliya

0
Asmara (dayniiile.com)-Cumar Idiris oo Dowladaย  Soomaaliya u magacowday Safiirka Dalka Ereteria ayaa gaarayย  Magaalada Asmara ee Xarunta Dalka Ereteria. Madaxweynaha Dalkaasiย Isaias Afwerki ayaa Jimcihii shalay waraaqaha aqoosnsiga wuxuu kala wareegay Danjiraha Soomaaliya...

Xasan Cali Kheyreย  “waqti badan ayaanย  geliyay dib u dhiska, tayeynta yo xuquuqsiinta Ciidamada...

0
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre islamarkaana ah ninka ugu miisaanka culus siyaasiyiinta u hanqal taagaya xilka ugu sareeya ee Dalka ayaa ka hadlay kaalintii uu ku lahaa dhismaha Ciidamada...

Ruushka iyo Iimaaraadka oo Musiibo ku tilmaamay Talaabadii Mareykanku ku diiday Xabad joojinta Gaza

0
New York(dayniiile.com)-Dowlada Mareykanka ayaa codka diidmada qayaxan waxay ku hor istaagtay qaraar-kii ahaa Xabad joojin Bini'aadantinimo oo laga hirgeliyo Gazaย  Sida xalay warkii deg dega ahaa aan idinku soo gudbinay markii...

Ganacsatada Kalluunka Boosaaso oo Bannaanbax dhigay kadib markii ay waayeen meel ay ku ganacsadaan

0
Magaalada Boosaaso ee xaruunta gobolka Bari ee Puntland, ayaa saaka waxaa ka dhacay bannaanbax ay dhigeen ganacsatada kalluunka oo ka cabanaya in laga xiray suuqii kallunka laguna wargeliyay in la iibsaday. Qaar...

Weight loss

- Advertisement -