Advertisement

Leao: “Miyaan ku guuleysan karaa Champions League iyo Ballon d’Or Milan”

0
Rafael Leao ayaa rajo weyn ka qaba mustaqbalkiisa ka dib markii uu u saxiixay Milan qandaraas waqti dheer ah. ‘Waxaan qabaa in tani ay tahay kooxda saxda ah ee aan ku...

Tvga dayniie wararkii ugu dambeeyey Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho

0
https://youtu.be/WsbAwqL7kAM?si=sUwECNYNEDYyLjc1

Madaxweyne Deni: Ma ahan mid la isaga hari doono gumaadka Somaliland ku hayso degmada...

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si kulul uga hadlay geerida Abwaan Jaamac Kediye oo galabta ku dhintay duqeyn ay ciidamada Somaliland ka geysteen magaalada Laascaanood. Madaxweyne Deni ayaa geerida Abwaan...

Galmudug oo bacaad Bacaad-weyn ku fashilisay weerar Al-shabaab qorsheynayeen.

0
BACAAD-WEYN (DAYNIILE.COM)-Sida goor dhaw lagu baahiyay raadiyaha Ciidamada Dowlada Somalia waxaa la fashiliyay qorshe Alshabaab weerar ku flin rabeen Gobolka Mudug. Kooxda Alshabaab waxaa la sheegay inay doonayeen hoobiyayaal ku weeraraan Magaaladda...

Shir loogu magac daray samatabixinta Puntland oo la shaaciyay xiliga iyo Goobta lagu qabanaayo

0
Garoowe (dayniiile.com)-    Siyaasiyiin iyo waxgarad reer Puntland ah ayaa isla soo qaaday in xaalada adag ee Pujntland ku sugan tahay darteed loo baahan yahay in xal loo helo. Xubanaha shirkaan isla fahmay...

Heshiis laga gaaray xiisadii u dhexeysay Hormud Telecom iyo NISA

0
Masuuliyiinta ka tirsan Hay’adaha ammaanka iyo hormuud waxa ay kawada hadleen sidii loo xoojinlahaa kawada shaqaynta danta guud si waafaqsan Shuruucda Dalka. Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa kuwaas oo loo...

Mareykanka oo lagu wado inuu codka Viitowga ku hor istaago aqoonsiga Dowlad Falastiin leedahay

0
Todobo qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa ku dhintay duqeyntii ugu dambeysay ee Israa’iil ay ka geysatay Rafah, oo ku taal koonfurta marinka Qaza, sida uu sheegay Wafa. Ra'iisul...

Al-Shabaab oo sheegay inay xukun dil ah ku fulisay shan qof

0
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan qof oo kale oo lagu eedeeyay “basaasiin”, waxaana xukunkan uu ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose...

Haaman Cusub oo ku soo caariyay Xeebaha Aagga Degmada Cadale

0
Ha la hubiyo Haaman Cusub ayaa ku soo caariyay Xeebaha Aagga Degmada Cadale. (F.S:1-5aad) Ma ahan Markii ugu Horeysay ee Haman khatartooda leh ay ku soo caariyaan Xeebaha Dalka. Horaantii 90aadkii ayaan hore...

Madaxweyne Xasan sheekh oo Siyaasiyiinta Galmudug kala hadlay Xasisilinta degaanadii laga saaray Alshabaab

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay Alshabaab iyo...

Weight loss

- Advertisement -