Advertisement

Saciid Dani maxay u dhimi kartaa in xisbiyo isaga la socday ay ku biireen...

0
Garowe (dayniiile.com-Waxaa si cad Puntland kaga dhawaaqay inay Mucaaradka ku biireen xisbiyo siyaasadeed oo markii hore la safnaa xisbiga Madaxweynaha puntland Saciid C/lahi Dani iyo waliba siyaasadiisa ahayd inuu doorashada ka...

Kismaayo: Gabdho jir dil u gaysteen Wiil ay Guri ku balansadeen +Sawirro

0
Kismaayo (dayniiile.com)-Sida uu saxaafada la wadaagay Sarkaal a tirsan Booliiska Dowlad Goboleedka Jubaland waxay soo qabteen gabdho iyo wiilal ku eedeysan inay garaaceen wiil reer Kismaayo ah islamarkaana video ka duubeen. Labada...

Soomaaliya “Qalab cusub ayaan u adeegsanaynaa xiriirka diyaaradaha dulmara Somaliland, kii hore waan joojinay’

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Hawada Soomaaliya ayaa la kulantay mid ka mida xiisadihii ugu adkaa, taas oo la xiriritay maamulka hawada iyo cidda la xiriireysa diyaaradaha isticmaala. Arrintan ayaa sababtay in duulimaadyo caalamiya ay...

Xog hoose : Madaxweyne Xasan Sheekh iyo saamileyda siyaasadda oo si fool ka...

0
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa todobaadka soo socda bilaabaya kulamo uu Muqdisho kula yeelanayo xubno ka mid ah saamileyda siyaasadda, gaar ahaan xubnihii ka midka ahaa Isbaheysigii Midowga Musharaxiinta ee uu xubinta...

Isbahaysiga Dowlada iyo deegaanka oo Maanta dhul cusub kala wareegay Alshabaab.

0
Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa maanta duulaan ay qaadeen waxay Alshabaab kala wareegeen deegaanka Xiin-labi ee Koonfurta Gobolka Galgaduud. Ciidamada isbahaysiga waxaa la soo sheegayaa inay dagaal la’aan qabsadeen deegaankaasi...

Ronaldo wuu ku saxsanaa, Glazers dan uma laha Manchester United

0
Ronaldo wuu ku saxsanaa, Glazers dan uma laha Manchester United, qof kasta oo aaminsan in Manchester United ay horumar samayn karto marka ay saacada taagan tahay waa la khiyaaneeyaa. Koox indha indhaynaysay...

Xog ku saabsan Madaxweyne Xasan iyo kulamada uu la leeyahay reer Hiiraan

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo markuu tagay Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan wuxuu halkaasi ka wadaa wada-hadalo uu la leeyahay qaar ka mida siyaasiyiinta Reer Hiiraan. Madaxweynaha ayaa si...

Wasiirka Maaliyada muxuu kala hadlay Wakiilka Somalia ee QM+SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Catriona Laing, kulankaan ayaa ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...

Maxaa ka jira in Ciidamadii Puntland soo baneeyeen furimihi Dagaalka ee Gobolka Sool

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta soo baxay warar sheegaya in Ciidamadii Maamulka Puntland ee garabka siinayay kuwa SSC Khaatumo ay ka soo baxeen furimaha dagaalka ee Gobolka Sool . Baraha Bulshada waxaa saaka aad...

Wariye caan ka ah Kashmir oo mar kale Xabsiga la dhigay

0
KASHMIR (DAYNIILE.COM)-Wariye Caasif Suldaan oo u dhashay Kashmir ayaa dib loo xiray maalmo kadib markii la sii daayay. Caasif Sultan, oo ahaa tafatirihii hore ee majaladda Sheekada Kashmiir, ayaa mar kale lagu...

Weight loss

- Advertisement -