Advertisement

Madaxweyne Xassan Shiikh: “Shabaabka na qarxinaya & tuuga canshuurta xadaya waa isku mid”

0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay...

Ciidanka ATMIS oo fariisimo cusub ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Iyadoo dhawaan la qorsheynayo in la dhimo tirada Ciidanka ATMIS ee ka howlgalla Soomaaliya, isla markaana la qorsheynayo in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay la wareegan xarumaha muhiim ka ah ee...

Qaramada Midoobay oo ka digtay cunno la’aanta ka jirta Geeska Afrika.

0
War kasoo baxay qaar kamid ah Hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay ayaa lagu muujiyay digniin la xiriirta dhibaatooyinka cunno la’aanta iyo kuwa caafimaad darro ee saameynta taban ku reebi kara dadka ku...

Xubin ka tirsan AS oo isku soo dhiibay Ciidanka dowladda

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qaybta 60-aad ayaa waxaa isku soo dhiibay Cali Ibraahim Cabdi, oo ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab, isaga oo u qaabilsanaa qeybta ay jabhadaha. War kooban oo uu...

In ka badan 2 Milyan oo Xujey ah oo Buurta Carafo u taagan gudashada...

0
Ku dhowaad 2 milyan iyo bar xaaji ayaa maanta taagan buurta carafo si ay u gutaan rukniga ugu weyn ee arkaan Xajka, xujeydu waxa buurtaan ku gaareen Gawaari loogu talagalay in...

Jamhuuriyadda Jabuuti oo u dabbaaldageysa 46 sano guurada kasoo wareegtay madaxbannaanida ay ka qaadatay...

0
Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa ka socda Dabbaaldegyo lagu maamuusayo 46 sano guurada kasoo wareegtay markii dalkaan uu xorriyadda ka qaatay Gumeystihii Faransiiska ee qaybta ka ahaa Dalalka Yurub ee Qaaradda Afrika isticmaarsaday. Madaxweynaha...

Ciidamada Ammaanka DFS oo kordhiyay howlgallada lagu sugayo Amniga Muqdisho.

0
Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgallada lagu sugayo amniga Magaalada Muqdisho maadaama la galay todobaadka Xorriyadda & Berri oo ku beegan maalinta 1aad ee Ciidul-Adxaa. Mas’uuliyiin katirsan Guddiga loo xilsaaray...

Puntland oo sheegtay inay howlgal ku qabatay Ajaanib katirsan Al-Shabaab

0
Kadib howlgal qorshaysan oo Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland ka sameeyeen Dhulka buureyda ah ee Gobolka Bari ayaa waxaa la sheegay inay ku qabteen ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. Warbixin uu...

Faah faahin dagaal ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada laascnood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka magaaladaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somailand iyo kuwa xoogagga SSC. Xalay ilaa waaberihii...

Weight loss

- Advertisement -