Advertisement

Carab iyo Cajami

0
Shirkii 161aad ee Jamacdda Carabta ee Bishaan dhacay waxaa Dowladaha Carabta ee Xubnaha ka ah oo Sucuudigu Hor socdo ay ka doodayaan sidii looga Hortagi lahaa Fara galinta Turkigu ku hayo...

Ra’iisulwasaaraha oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan)

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir...

Soomaaliya ma ka mid tahay 4 dal oo Mareykanku ka qaadanayo 30 ruux.

0
Madaxweynaha Mareykanka Joi Biden ayaa aqbalay in dalkiisu magangelyo nololeed siiyo 30-kun ruux oo ay ka qaadanayan 4 dal. Inkastoo qorshahaan uu mucaaraday xisbiga Jamhuuriga  Mareykanka ayaa hadana dowlada Biden ay ka...

Xasan iyo Xamze oo u hambalyeeyay Haweenka Soomaaliyeed

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha  Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisulwasaaha Sooomaaliya Xamze Cabdi Barre syaa siyaabo kala duwan waxay hambalyo ugu direen Haweenka Soomaaliyeed. Labada masuul waxay haweenka ugu hambalyeeyeen maalintooda haweenka ee...

0
Qaar ka mida Saraakiisha ugu sareysa ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya  ayaa maanta booqday xerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qorilloow ee Gobalka Sh/dhaxe. Saraakiishaan oo kala ahaa Sareeye-gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin oo...

Ninkii Mareykanka ku dilay Imaam Sh.Maxamed Xasan oo la xukumay

0
COLUMBUS (DAYNIILE.COM)-Ninkii laba sano ka hor dilay Imaamkii Masjidka Columbus Sheekh Maxamed Xasan ayaa  la xukumay kadib maxkamadeyntiisii ugu danbeysay oo maanta ahayd. Maxkamad ku taalla Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Wasiiru Dowlaha Maaliyada oo Turkey uga qeybgashay shirka Iskaashiga Ganacsiga+SAWIRRO

0
Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa ka qeyb gashay shirka Iskaashiga Ganacsiga...

Taliska CID-da Somalia oo Xafiis ka furtay Safaarada Somalia ee Nairobi

0
Warqad ka soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay Soomaalida ku dhaqan Dalka Kenya in  Xafiis cusub ay CID-du ka furatay Safaarada Soomaaliya ee ku taal Dalka Kenya gaar ahaan...

Nin Somali-Kenyan ahaa oo Saaka meydkiisa laga helay gaari dhexdiis

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Soomaali-Kenyan Darawal gaari ahaa ayaa Saaka meydkiisa laga helay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya gaar ahsan Eastleigh Section 3. Allaha u naxariistee ninkaani Soomaaliga ah ayaa laga helay gaari yar...

Weight loss

- Advertisement -