Advertisement

Soo dhaweynta Madaxweyne Xasan oo ka socota Kismaayo 

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland. Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweyne Xasan ayaa laga dareemaaqa Magaalada Kismaayo iyadoo garoonka diyaaradaha Kismsayo ay xaadir...

Gudoomiye Adan Madobe oo la kumay Safiirka Imaaraadka+Sawirro

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan tacsiyeyn ah la qaatay Amb. Axmed Jumca...

Aqoon-yahan ka digay halis muuqata

0
Aqoon-yahan Prof.Yaxye Sheekh Caamir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ka digayaa halis ku soo wajahan jiilka danbe hadii aan hada wax laga qaban. Qoraalka Prof.Yaxye Sh.Caamir ayaa sidan u...

Ceel-dheer oo Hoobiyayaal lagu garaacay

0
CEELDHEER (DAYNIILE.COM)- Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa xalay waxay hoobiyayaal ku garaaceen Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegtay idaacada Kulmiye. Degmadaan oo dhawaan Alshabab laga saaray ayaa waxaa xarumo ciidan...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Col.Saneey Cabdulle oo ku dagaalamay Deg.Adan Yabaal

0
AADAN-YABAAL (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka wada tiran Dowlda Somalia ayaa la soo sheegayaa inay xalay ku dagaalameen Degmada Adan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha dhexe. Ciidamadaan oo kala ahaa kuwa Milatariga oo ka amar qaata...

Xil.C/raxmaan C-Shukuur oo xanuun dhanka maskaxda ah ku sifeeyay is dilka qoysaska ee Muqdisho...

0
Siyaasi XildhibaanvC/raxmaan C/shukuurcWarsane ayaa qoraal uu soo geliyay bartiisa Face-book wuxuu kaga hadaly sababta keentay in dad isku qoys ah is dilaab sida kuwa isu dhaxay iyo kuwa is dhalay. Xildhibaanka oo...

Maxaa ka soo baxay kulanka labada Taliye Milatari Somalia iyo Talyaani+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga Gen, Giuseppe Cavo Dragone oo Booqasho ku jooga Soomaaliya. S/Gaas Ibraahim Sheekh...

Madaxweyne Al-siisii oo Muqdisho ku soo wajahan iyo wafdi horu dhac u ah oo...

0
Sabtidii iyo Axadii la soo shaafay waxaa Muqdisho yimid Wafdi Masaari ah oo horu dhacc u ah iMadaxweynaha Masar oo lagu wado inuu maalmaha soo socda soo gaaro Muqdisho. Sarkaal ka tirsan...

Wafdiga Dowlada Somalia ka socda maxay Adis-ababa ka dooneen?

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Wafdi ka socda Xukuumada Somalia ayaa maanta gaaray Magaalada Adis-ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya xili labada Dal uu khilaaf xooggan ka dhex taagan yahay. Wafdigaan oo adis Ababa u tagay ka...

Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay’ada Duulista Rayidka

0
War-saxaafadeed Muqdishu, February 13, 2024-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya. Hawada dalkeennu...

Weight loss

- Advertisement -