Advertisement

Masuuliyiin kormeeray laamiyo loo diyaarinaayo nidaamka wadomarista wadooyinka.+Sawirro

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasada Gobolka Banaadir ayaa kormeeray qaar ka...

Burcad dareyska ciidamada ku dhici jirtay shacabka oo la soo qabqabtay

0
Howlgal Ciidamada Dowlada Somalia ka sameeyeen deegaanka Ceelasha biyaha ayay ku soo qab-qabteen burcad dadka dhici jirtay. Burcadaan waa koox ciidamada Dowlada ka tirsan oo dareyskii ay shacabka ugu shaqeyn lahaayeen si...

Itoobiyaanku maxay ugu faraxsan yihiin warka QM Ka soo saareen Badda Somali

0
Sida warbixinteenii xalay aan ku soo bandhignay Qaramada Midoobe ayaa war cusub ka soo saartay arinta heshiiskii Badda ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed taasoo dhalisay in Soomaalidu aad uga carooto. Qaramada...

DAAWO: Maxaa ka jira in Ciidamada Dowladu ka soo baxeen Ceeldheer

0
CEELDHEER (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa macawisleyda ay isaga soo baxeen deegaanka Ceel-dheer ee Gobolka Gal-gaduud. Sarkaal u hadlay Ciidamada Xooga Dalka Somalia oo ku sugan...

Dowlada Shiinaha oo dil ku xukuntay Qoraa u dhashay Dalka Australia

0
Dowlada Shiinaha ayaa dil ku xukuntay Qoraa u dhashay Dalka Australia kaaso lagu magacaabo Yang Hengjun. Qoraaga waxaa lagu eedeeyay basaas inuu yahay isagoona xirnaaa mudo 5 sano ah inkastoo uu beeniyay...

Maxaa kulanka Baarlamaanka isha loogu wada hayaa?

0
MUQDISHO(DAYNIILE.COM)-Maanta oo isniin ah waxaa lagu wargeliyay Xildhibaanada Labada Aqal inay shir isugu yimaadaan kadib markii Taleefoonadooda fariimo loogu wada direy. Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa aad u hadal haya kulanka Saaka...

QM oo soo jeedisay in IGAD IYO AU xaliyaan xurgufta Itoobiya iyo Somalia

0
Af-hayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa warbaahinta u sheegay in Qaramada midoobe soo jeedisay in arinta  khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya ay galaan IGAD iyo Midowga Afriika. Af-hayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Amb....

Maxaa ka soo baxay shirkii Wasiir Fiqi iyo Gudiga arimaha gudaha Barlamaanka+Sawirro

0
Muqdisho,February 4, 2024 Guddiga Arrimaha Gudaha Maamulada Goboladda Iyo amniga ee Golaha shacabka BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha M.ne. Axmed Macalin Fiqi uu wehlinaayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

XOG: Talaabo gacan ka geysan lahayd soo qabashada gacan ku dhiiglaha oo uu fashiliyay...

0
Inta badan dadka u dhuun duleela ama aqoonta u leh dhanka dambi baarista waxay shaki ka muujiyeen qaar ka mida hadaladii shalay ka soo yeeray Taliyaha Boliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi. Taliyaha...

Madaxweyne xigeenka Puntland oo Qaabilay Wakiilka Hay’adda WFP +SAWIIRO

0
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda WFP ee Puntland Mr Shashi Menon iyo wefti uu hogaaminayey. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xidhiidhka wadashaqayneed...

Weight loss

- Advertisement -