Advertisement

Roobab dhimasho sababay oo ka da’ay Gobolka Gedo

0
Garbahaareey (dayniiile.com)-Roobab waa weyn ayaa ka da'ay saacadihii ugu dambeeyay  Gobolka Geddo kaasoo saameyn khasaare nafeed iyo mid hantiyeed  ku yeeshay bulshada. Roobka oo ka da'ay Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Geddo...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay 22 Xubnood oo ka Tirsan Garsoorka Puntland

0
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saddex maalmood ka hor dikreeto ku soo saaray isku shaandhayn lagu sameeyay garsoorayaasha iyo xeer ilaaliyaasha maxkamadaha derejada kowaad iyo rafcaanka gobollada Puntland. Madaxweyne Deni ayaa...

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Qoor Qoor oo la dar-daarmeen Ciidmo Dagaalka ku sii jeeda+Sawirro

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa degmada Guriceel ku kormeeray cutubyo ka tirsan guutada 27-aad ee ciidanka xoogga dalka...

Ciidamo ka tirsan kuwa Miina baarka Maamulka Puntland oo Tababar loogu soo xiray Kenya+Sawirro

0
Ciidamo ka tirsan kuwa  Miina Baarka ee Booliiska Punntland ayaa tababar 6 maalin socday  waxay ku soo qaateen Dalka Kenya. Ciidamadaan lagu tababaraayay habka loo baaro miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa ayaa si...

Taliyaha Sirdoonka oo ciidamo kula hadlay sh.dhexe iyo Hiiraan

0
Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tan iyo khamiistii ku sugnaa deegaano hoos taga Gobolada Hiiraan iyo Sh.dhexe. Taliye Sanbaloolshe ayaa deegaanada qaar wuxuu...

Soomaaliya oo shaqada ka joojisay mas’uul ka tirsan ciyaaraha, kaddib markii uu si gaabis...

0
  Soomaaliya ayaa shaqada ka joojisay mas'uul ka tirsan nin jeclaysi ka dib markii ay u ogolaatay orodyahan cusub inuu ku tartamo 100m Soomaaliya ayaa shaqada ka joojisay mas’uul Isboorti oo uu ku...

DEG DEG : Baladweyne oo Caawa lagu dilay haweeneey caan ahayd iyo nin...

0
Baladweyne(dayniiile.com)- Allaha u wada naxariistee waxaa Caawa lagu dilay Magaalada Baladweyne  ee Xarunta Gobolka Hiiraaan Laba Ganacsato oo Rag iyo Dumar kala ahaa, waxaana lagu kala dilay Qoraxsin iyo Bari. Ninka Ganacsadaha...

Wararkii ugu danbeeyay duqeymaha Isra’iil ee Gaza

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Wararkii ugu danbeeyay ee duqeymaha Yuhuudu ku heyso Marinka Gaza ayaa sheegaya in maantana dad la laayay dad ka badan boqol ruux taasoo qeyb ka ah xasuuqa maalinlaha ah . Wasaaradda...

Yusuf Daba-geed muxuu kala hadlay Wafdiga UN-ka+SAWIRRO

0
Jowhar, 12-Maarso-2024: Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta shir-guddoomiyay kulan u dhaxeeyay Dowladda Hirshabeelle iyo Hay’addaha UN-ka ee ka shaqeeyo arrimaha gargaarka bini’aadanimo. Shirkan...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay degaano horleh

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad  ee Cali Binu Daalib ayaa howgallo ballaaran ka sameeyey tuulooyinka Ceel gorof ,Ceel boore iyo Geedi koror oo u dhaxeeyay xadka gobollada Hiiraan...

Weight loss

- Advertisement -