Advertisement

Maxamed Xuseen Rooble muxuu ku yiri Heshiiska Maamulka Somaliland iyo Itoobiya

0
Waxaa isa soo taraya siyaasiyiinta ka carootay heshiiska Adis ababa ku dhex maray saacado ka hor Ra'isulwasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Maamulka Gooni u goosadka Somaliland Muuse Biixi Cabdi kaasoo lagu xalaaleysanayo...

Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay heshiiska Abiye Axmed iyo Muuse Biixi

0
Ra'iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay heshiis shaki badan abuuray oo Adis ababa ku dhex maray Madaxweynaha Maamulka Somaliland iyo Ra'iisulwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed. Xasan Cali Kheyre ayaa...

Dowlada Itoobiya oo shaacisay inay Muuse Biixi ka saxiixdeen dhul Badeed

0
ADIS-ABABA (DAYNIIILE.COM)-Shir Maanta Magaalada Adis-ababa ku dhex maray Madaxweynaha Maamulka Somalilan iyo Ra'iisulwasaraha Itoobiya ayaa waxaa ka soo baxaya warar shaki badan abuurey markii muuqaalada lagu arkey heshiis ay kala saxiixanayaan. Inkastoo...

Madaxweyne Saciid Dani muxuu ka yiri ka

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku meel gaarka ah ee ay iska dhex doorteen. “Waxaan...

Mucaaradka Puntland oo ka hor yimid Xildhibaanada cusub

0
Kulan degdeg ah oo ay goor dhaw oo maanta ah yeesheen siyaasiyiinta mucaradka ku ah madaxda Maamulka Puntland  ayay si cad u uga hor imaadeen liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland...

Xildhibaanada cusub ee Puntland oo la dhaariyay

0
Wararka laga helaayo Magaalada Garowe ayaa sheegaya in xarunta Baarlamaanka sidii lagu balasanaaba ay saaka isugu yimaadeen Xildhibaanada cusub ee Puntland ee xalay uun la shaaciyay. Wararka ayaa tilmaamaya in dhamaan mudanayashii...

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland oo qaadacay liiska Xildhibaanada cusub

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Gudoomiyaha Gudiga xalinta khilaafaadka iyo Doorashooyinka Puntland Isaaq Axmex ayaa qaadacay liiska Xildhibaanada cusub ee xalay la shaaciyay. Gudoomiyaha wuxuu sheegay in liiska xildhibaanada la shaaciyay uu soo qortay Madaxweynaha Puntland...

Laba alshabaab=nimo ku eedeysan oo lagu qabtay duleedka Magaalada Caad

0
Ciidamada Dowlada Somalia ayaa gacanta ku dhigey laba nin oo loo heysto inay Alshabaab ka tiran yihiin Sida uu goor dhaw Warbaahinta Qaranka u sheegay Guddoomiye ku xigeenka deegaanka Ceel-huur Maxamed...

Xildhibaanada cusub ee Puntland oo saaka lagu wado in la dhaariyo

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Warar ku dhaw dhaw Golaha cusub ee Wakiilada Puntland ayaa sheegaya in saaka loo balamiyay sidii  loogu dhaarin lahaa Kutaabka Quraanka inay dalkooda iyo dadkooda ugu adeegaan si daacad ah. Qoraal...

Sanadka Cusub ee Somalida .??!!

0
                        Qore : Yahya Amir Caawa waxaa nala yiri: Waxaa Bilabanaa sanadka cusub ee 2024. Qofba Dunida si ayeey u tirsataa...

Weight loss

- Advertisement -