Advertisement

Muxuu yahay warka cusub ay soo saareen Gudiga doorashooyinka Puntland

0
Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta xarunta dhexe ee PEC kulan balaaran kula yeeshay Xisbiyada Siyaasadda Puntland gaar ahaan kuwa taageera Saciid Dani. Kulanka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga  Hon Fu'aad Adeer...

Ciidamada Jabuuti oo maanta deeq garsiiyeen dadkii Baladweyne ka barakacay+SAWIRRO

0
Ciidanka Djibouti ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS ayaa maanta  gurmad gargaar ah u fidiyay ga shacabkii ka barkacay fataahadda Beledweyne kuwaasoo degan ceeljaale. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/laahi Sufurow iyo Taliyaha Ciidamada...

Madaxweynaha oo shir gudoomiyay shirka Amniga Qaranka+SAWIRRO

0
Muqdisho, Nofeembar 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo qaaday...

Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha

0
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada Jubaland. hadaba warqada magacaabista oo sideeda u qoran halkaani ka akhriso:-

Yusuf Daba-geed oo Jowhar kula kulmay Taliyaha ATMIS

0
Jowhar (dayniiile.com)-Waxaa shir gaaban wada yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo  Taliyaha ATMIS qaybta 5, Sar. G. Jean Claude Niyiburana. Kulankaan oo ka dhacay Xarunta Maamulka...

Lataliyihii ajnabiga ahaa ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo sheekadii qosolka lahayd ee uu ka...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Dalalka Galbeedka, dadku waxay u badan yihiin inaysan ugu yeerin saaxiibadood iyo asxaabtooda naanaysyo ka soo jeeda muuqaalada foosha xun ee jirkooda. Laakiin Soomaaliya, dadku waxay jecel yihiin naanaysyada...

Col. Jimcaale Jaamac Takar oo ka jawaabay hadalkii Saciid Dani

0
Garowe (dayniiile.com)-Col. Jimcaale Jaamac Takar oo ah Taliyaha ciidanka Danab ee Puntland  ayaa si kulul kaga jawaabay hadalkii Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ee ahaa inuu isaga cafis u fidiyay. Col. Jimcaale Jaamac...

Meydka mid ka mida sedex Gabdhood oo Badda Kismaayo ay qaaday oo la helay

0
Kismaayo (dayniiile.com)-Xeebta Kismaayo oo jimca kasta loo dabaalasho tago ayaa la soo sheegayaa inay shalay qaaday sedex gabdhood  kuwaasoo mid ka mida la helay meydkeeda. Ehelada Gabdhaha maqan iyo Ciidamada Amaanka ee...

Eedeysanayaal loo heysto inay Alshabaab-ka Gal-gala u socdeen oo Maxkamad la soo taagay

0
Magaalada Gaalkacyo ayaa dhawaan lagu qabtay 10 xubnood oo loo heysto inay yihiin Alshabaab u sii socday inay ku biiran kooxda Gal-gala ka dagaalanta. Maxkamada Ciidamada ayaa la soo taagay 10-kaan nin...

DAAWO VIDEO : Gudoomiyaha Maxkamada Sare Hirshabelle oo sheegay inay cadaalada waafajin doonaan qof...

0
gudGudoomiyaha Maxkamada sare ee Maamulka Hirsaballe C/llaahi Maxamuud Gacal  ayaa ku dhawaaqay inay cadaalada marsiin doonaan qof kasta oo danbi gala. Gudoomiyaha oo wareysi siiyay Tv-ga qaranka halkaan hoose ka daawo warbixintiisa:-

Weight loss

- Advertisement -