Advertisement

Ciidamada Burundi iyo Milatariga Shabeelaha dhexe oo ku heshiiyay inay weeraraan Alshabaab.

0
Kulan ay ku yeesheen Gobolka Shabeelaha dhexe Taliska Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Burundi ee ATMIS ayay ka wada hadleen xaalada Amni ee Deegaanada Hirshabelle iyo meelaha ay marayaan howgalada ka dhanka...

Dowlada oo mar kale ku dhawaaqday inay dhagaxyada ka qaadayaan laamiyada Muqdisho.

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Masuuliyiin  dowlada ka tirsan ayaa hore u muujiyay rajada ah in dhagxaanta  amni ahaanta loo dhigay laamiyada  Muqdisho laga qaadi doono. Ra’iisulwasaare Xamze Cabdi Barre ayaa mar uu ka hadlayay saameynta...

Eedeysanayaal hore loo xukumay oo maanta hor tagay Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageystay eedeysanayaal racfaan ka qaatay xukun hore ay ugu riday  maxkaada gobolka banaadir. Eedeysanayaasha oo ka tirsan hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa maanta la dhegestay...

Roobab waa weyn oo harqiyay xaafadaha Kismaayo

0
Kismaayo (dayniiile.com)- wararka laga helaayo Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in roobab waa weyn ay saacidihii ugu danbeeyay ka da’een Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolkaasi. Daadad ka dhashay biyaha roobabkaani ayaa harqiyay...

Maxkamada Dowlada oo baafineysa Maamulaha Xafiiska Canshuuraha Beriga ee Warta Nabada

0
Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowladas Maxkamaddam Gobolka Banaadir ayaa Baafineysa Maamulihii xafiiska Canshuuraha Beriga, wasaaradda Maaliyadda ee degmada Warta nabadda Eedeysane Cabdulqaadir Maxamuud Ibraahim oo dacwad ay ka taalo Maxkamadda .

DAAWO VIDEO: Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya “Ciidamada Booliiska waxay Atmis kala wareegayaan Amniga Dalka”

0
Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya  ayaa sheegay in Ciidamada Booliiska ay Ciidanada  Atmis kala wareegayaan Amniga Dalka. Daawo muuqaal TV-ga Qaranku soo bandhigay mar uu ra'iisulwasaaruhu xalay ka qeybgalay munaasabad uu soo qaban qaabiyay Taliyaha...

Turkey iyo Midowga Yurub oo hadalo adag is dhaafsaday

0
Waxaa xiisad ka dhex aloosan tahay dalka Midowga Yurub iyo Dowlada Turkey kadib markii Madaxweynaha Turkey si rasi ah u taageeray walaalahiis Xamaas. Midowga Yurub ayaa warbixin dheer ka soo saaray dhaleeceynta...

Ra’iisulwasaare Xamze oo xalay ka qeybgalay xaflad loo sameeyay ka qeybgalayaashii shirka Amjiga+Sawirro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ka qayb galay munaasabad casho ah oo Taliyaha Ciidanka Boolisku u sameeyey ka qayb galayaashii shirka Amniga Qaranka gaar...

Ciidamada Dowlada oo duulaan ku ah Deegaanka Caad

0
Wararka laga helaayo Gobolka Mudug vayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ay saaka ka wadaan dhaq dhaqaaq ciidan deegaanka Camaara. Ciidamada kala duwan waxaa la soo sheegayaa inay ku jiraan...

DAAWO VIDEO:-Ra’iisul wasaare Xamse” Dadka ku dhintay Roobka iyo fatahaadaha waa in ka badan...

0
Ra'iisul wasaare Xamse" Dadka ku dhintay Roobka iyo fatahaadaha waa in ka badan 30 ruux halka ay ku barakaceen nus malyan dad ah". Halkaan ka daawo warbixintaan iyadoo muuqaal ah oo Tv-ga...

Weight loss

- Advertisement -