Advertisement

Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug ee Yurub (GEDAN) oo dooratay Guddoomiye & ku-xigeen

0
Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug ee Yurub, ee magaceeda loo soo gaabiyo GEDAN oo ay ku middeysan yihiin ururro ka dhisan waddamada Yurub ayaa caawa (29-10-2023) Magaalada Kemer-Antalya ee dalka Turkiga ku...

DAAWO VIDEO: Danjire Tarsan oo Nairobi kaga qeybgalay kulan lagu taageeraayay Dagaalka Dowladu...

0
Nairobi (dayniiile.com)-Jaaliyada reer  Koonfur Galbeed ee Kenya ayaa soo qaban qaabiyay kulan ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya  kaasoo lagu taageeraayay Dagaalka Dowlada Soomaaliyeed kula jirto Al-shabaab. Kulankaan waxaa ka...

Duqa Muqdisho oo Dalka Turkey kula kulmay Dhiggiisa Magaalada Ankara+Sawirro

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa Magaalada Ankara Mudane...

Dagaal culus oo duleedka Kismaayo ka dhacay

0
Kismaayo (dayniiile.com)- Dagaal culus ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay duleedka Magaalada  Kismaayo ee Xarunta Maamulka Juballand. Dagaalkaan oo u dhexeeyay Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo kuwa Alshabaab ayaa gaystay khasaa nafeed...

Roobab dhimasho sababay oo ka da’ay Gobolka Gedo

0
Garbahaareey (dayniiile.com)-Roobab waa weyn ayaa ka da'ay saacadihii ugu dambeeyay  Gobolka Geddo kaasoo saameyn khasaare nafeed iyo mid hantiyeed  ku yeeshay bulshada. Roobka oo ka da'ay Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Geddo...

DAAWO VIDEO : Maxaa ka soo baxay Shirka Amniga Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay

0
Wasiiru Dowlaha Amniga Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Booliiska Jen.Sulub ayaa ka qeybgalay Shirka Amniga Caasimadda.Soomaaliya ee Muqdisho. Haddaba halkaan hoose ka daawovshirkaasi oo lagu faaqiday Amniga

Xuska Duulaankii Waxbarashada oo xalay ay ka qeybgaleen Madax sar-sare+Sawirro

0
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in duulaankii ay kooxaha Khawaarijta ah ku qaadeen Waxbarashada 19kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ay dowladdu ka bixisay jawaabo...

Booliiska Dhuusa-mareeb oo gacanta ku dhigay Gacan ku dhiigle dil ka gaystay Xamar

0
Dhuusa-mareeb (dayniiile.com)-Booliiska Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa  gacanta ku dhigay Gacan ku dhiigle  hore dil uga  gaystay Magaalada Muqdisho. Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Soomaaliya qabashada gacan ku dhiiglaha waxaa...

Ra’iisulwasaare Xamze oo Turkida kala qeybgalay Xuska 100 sana jirka Dalkaasi+SAWIRRO

0
Muqdisho, Oktoobar 29, 2023: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga. Ra’isul Wasaare...

Madaxweynaha Gal-mudug oo saxiixay heshiisyo kala duwan

0
Dhuusamarreeb, 29-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyo kasoo gudbay Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug kuwaas oo kala ah Sharciga Maaryenta Dhulka, Sharciga Xakameynta Hubka, Hishiishkii Doorashooyinka Golaha...

Weight loss

- Advertisement -