Advertisement

Booliiska Uganda oo shaaciyay inay fashiliyeen Qarax si la yaab leh loo soo qariyay

0
War ka soo baxay Taliska Booliiska Dalka Uganda ayay ku shaaciyeen inay fashiliyeen qarax lala damacsanaa kaniisadaha ku yaal caasimada dalkaasi ee Kampala. qaraxaan oo si la yaab leh loo soo qariyay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdigiisa oo Gaaray Dalka Qatar+SAWIRRO

0
Doha: 4 Sebtember, 2023: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii balaarnaa ee uu hoggaaminayay ayaa si diirran galabta loogu soo dhaweeyay magaalada Doha ee dalka...

Alshabaab isku soo dhiibay Dowlada

0
Sida aan ka soo xiganay Raadiyaha Dowlada Soomaaliya Hafow Abdulkadir Ibraahim oo Alshabaab ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay gacanta Dowlada Soomaaliy. Ninka isasoo dhiibay ayaa looga yaqaanay dhanka kooxdii uu ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Dalka Qatar

0
Muqdisho: 4 Sebtember, 2023: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa...

Dagaal qaraar oo ka qarxay deegaanka Daaru-Nimca iyo Ciidamada Dowlada oo isaga baxay.

0
Wararka ka soo baxaya deegaanka Daaru-nimca ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ay weerar ku soo qaadeen dagaalamayaasha Alshabaab islamarkaana uu socdo wali. Dagaalkaan oo aad u culus ayaa la...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulamo xasaasi ah ka wado degmada Maxaas ee gobolka Hiiran

0
  Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan waxaa xalay markii ugu horeysay taariikhda ku hoyday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ,oo shalay safar shaqo ku tagay degmadaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo masuuliyin kale oo...

Weerar khasaare dhimasho sababay oo Ciidamada Kenya lagula eegtay Mandheera.

0
Wararka laga helaayo Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in halkaasi weerar qarax lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa  Milatariga Kenya. Qaraxaan oo ay ka danbeeyeen kooxda Alshabaab ayaa sababay...

Wasiirka Batroolka oo ka hadlay qorshaha Madaxweyne Xasan u tagay Magaalada Maxaas

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumada Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamee oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sharaxaad kooban ka bixiyay ujeedka safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu u tagay Magaalada Maxaas. Wasiirka wuxuu sheegay...

Laba Somali ah oo lagu dilay Dalka Canada

0
Kooxo hubeysan ayaa rasaas ku furay goob ay ka socotay Xaflad Aroos Magaalada Ottawa Xarunta Dalka Canada. Xafladaan Aroos oo ay dhiganayeen Qoys Soomaaliyeed ayaa la soo sheegayaa inay ku dhinteen 2...

Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow “  Waxaan kusoo gabagabaynay Mombassa, Kenya shirka aqoonyahaannada IGAD oo...

0
  Waxaa Dalka Kenya maanta lagu soo gaba gabeeyay shirka aqoonyahaannada IGAD  oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Dalka Kenya. Shirkaan oo ka dhacay magaala Xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya, ayaa waxaa...

Weight loss

- Advertisement -