Advertisement

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in ciidamada cirka Soomaaliya oo wata diyaarado ay duqeynayaan goobaha...

0
Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in howlgalka lagu xoreynayo degaanada Galmudug ay ka qeyb galayaan markii ugu horreysay, ciidamada cirka Soomaaliya oo ay adeegsanaya diyaarado dagaal. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, Gen,...

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka ayaa u yeeray Wasiirka...

0
Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka ayaa u yeeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya si wax looga weydiiyo go’aankii masiiriga ahaa ee uu wasiirku kaligiis...

Masar oo diiday inay muwaadiniinta qaar ka mamnuucdo inay fiisaha ku soo galaan

0
Wararka sheegaya in muwaadiniin dalal kala duwan ka soo jeeda laga mamnuucay in ay helaan dal ku galka Masar marka ay gaaraan Masar, ayaa waxaa ka dhashay caro, arrintaas oo golaha...

Dhallinyaro Soomaali ah oo ku dhintay shil ka dhacay Sweden

0
Booliska Sweden ayaa baaraya shil ay ku dhinteen dhallinyaro ay qaar Soomaali yihiin halka kuwa kale ay ka soo jeedaan dalal kale balse ay ku noolaayeen dalka Sweden. Shilka ayaa ka...

Drs. Sucaad “Maskaxda qofka qaadka cuna way ka duwan tahay maskaxda qofka aan cunin”...

0
Drs. Sucaad Abdulrehman oo ah dhaqtarad ku taqasustay cudurada ku dhaca dhimirka & kuwa jinsiga, oo fadhigeedu yahay Magaalada Hilversum ee waddan Netherlands, ayaa wareysi lala yeeshay waxeey kaga hadashay kororka...

Faahfaahin laga helayo qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho.

0
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saakay ka dhacay Isgoyska Ifka Xalane gaar ahaan Xaruntii Dhul-bixinta oo ay degen yihiin Ciidamo katirsan Booliiska sida militariga u tababaran ee amniga Magaalada...

DEGDEG:- Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho .

0
Qarax loo adeegsaday Gaari Walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Xerada dhul bixinta oo kasoo horjeeda Ifka Xalane. Sida aan ka xigtay laamaha amniga gaari nuuciisu yahay Leelacalawi ayaa iyadoo...

Maamulka Somaliland oo sheegtay in aan deegaanadeeda laga xidhi doonin Tiktok iyo Telegram

0
Kadib markii shalay ay dawlada Soomaaliya ku dhawaaqday in ay xidhayso aaladaha Tiktok, 1xbet iyo Telegram, Somaliland ayaa xustay in aan dhulkeeda laga xidhi doonin aaladahan. Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland...

Maxaa ka jira Khilaafkii siyaasiyiinta Murusade u dhaxeeyay oo xal laga gaaray.

0
  Qaar kamid waxgaradka Degmooyinka Ceelbuur & Galhareeri ayaa caawa ku guuleystay in ay hishiis dhex dhigaan Dhinacyada hogaanada siyaasada iyo Ciidanka deeganka oo u dhaxeeyay isfaham waa, waxaana meesha laga saaray...

Madaxweyne Biixi oo loo doortay musharraxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye

0
Shirkii Xisbiga Kulmiye uga socday magaalada Burco oo maanta ku eg ayaa hadda lagu doortay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo loo doortay musharrax madaxweyne ee...

Weight loss

- Advertisement -