Advertisement

Guddoomiye Aadan Madoobe: “Koofur Galbeed & Jubbaland waa in ay u diyaargaroobaan wajiga labaad...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka hadlay dagaallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Dowlad-Goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle ayaa fariin...

Madaxweyne Sheikh shariif oo ka walaacsan sida loo dhaqmay beesha Jareer weyn⁸

0
Waxaan aad uga walwalsanhay qadiyadda Beesha Jareer Weyne iyo kiiska Janaral Sheegow siday isku dhaxgaleen. Janaraalka Dambi wuu gali karaa waa insaan laakin habka so xiristiisa uma muuqanin hab ka fiirsasho leh!...

Wararki u danbeeyey Ciidanka Somaliland oo laga qabsaday taliskii Goojacadde

0
Ciidanka SSC ayaa la wareegay taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde ka dib dagaal culus oo saaka ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood. Waxaa baraha bulshada la soo geliyey muuqaalo iyo sawiro muujinaya ciidamada...

Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 66-aad iyo 83-aad guutada 14-ka Oktoobar ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay tuulooyin u dhow degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar...

Somaliland & SSC-Khaatumo oo Bariga Laascaanood ku dagaalamaya.

0
Bariga Magaalada Laascaanood gaar ahaan buurta Maraaga waxaa ka socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo SSC-Khaatumo waxaana ka dhashay dhimasho, dhaawac & khasaara hanti sida ay Mustaqbal u...

Trump oo laga sii daayay Xabsiga Fulton County oo uu ku xirnaa 20 daqiiqo.

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa laga siidaayay xabsiga Fulton County ee magaalada Atlanta, ku dhawaad 20 daqiiqo oo uu halkaas ku jiray, kadib markoo lagu soo eedeeyay dambiyo la...

Maxaa kasoo kordhay howlgallada Ciidamada DFS ay ka wadaan Bariga Gobolka Galgaduud?

0
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo xooggan kawada deegaanno katirsan Gobolka Galgaduud gaar ahaan dhinaca Bariga waxa ay u dhow yihiin in ay gudaha u galaan Degmada Ceelbuur. Ciidanka Federaalka oo kaashanaya...

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Deegaanka oo kaabiga ku haaya Degmada Ceelbuur

0
Ciidanka milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya ciidamo katirsan howlgalka ATMIS iyo kuwa dadka deegaanka ayaa kusii siqaya deegaanno hor leh oo gacanta ugu jira dagaalyahannada kooxda Al Shabaab . Sida aan...

RW Xamse oo tababar u soo xiray Saraakiil katirsan Ciidanka xoogga dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom. Ra’iisul Wasaaraha oo...

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Saddex Xubnood

0
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda. Shirka oo uu...

Weight loss

- Advertisement -