Advertisement

Faah faahin dagaal ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada laascnood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka magaaladaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somailand iyo kuwa xoogagga SSC. Xalay ilaa waaberihii...

Arrimo waaweyn oo xasaasi ah ayaa horyaalla taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka

0
Golaha Wasiiradda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shalay Ibraahim Sheekh Muxiyadiin u magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka. Waxa uu beddelay Odowaa Yuusuf Raage oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay hoggaaminayay ciidanka xoogga...

MADAXWEYNE DENI OO CAAWA KULAN AFUR AH KU CASUMAY BAARLAMANKA PUNTLAND

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa caawa kulan afur ah ku ballamiyay xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Farriin qoraaleed kooban oo loo diray xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa lagu wargeliyay in habeen danbe madaxweyne Deni uu...

Shariif Sheekh Axmed “Dagaallada Sokeeya iyo dhiigga daadanaya waxaa aasaas u ah dulmi iyo...

0
Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo muuqaal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ee Facebooka ayuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la joojiyo colaadda iyo dhiigga ku daadanaaya...

Booliska oo soo bandhigay Ninkii hoggaaminayay raggii hoobiyeyaasha ku weeraray Garoonka Aadan-Cadde

0
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir ayaa soo Bandhigay Nin ay sheegeen in uu hoggaaminayay weerar loo adeegsaday Gantaallo Macmal ah oo la doonayay in lagu qalqal galiyo Shacabka Magaalada...

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa ogolaaday in la xabsiga la dhigo...

0
1. Iraad Cabdi Aadan - Agaasimaha waaxda budget-ka Wasaaradda Maaliyadda. 2. Bashiir Cabdullaahi Faarax - Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Arimaha Dibadda. 3. Xasan Xaaji Abukar - Agaasimaha Waaxda Dhulka ee Dowladda Hoose...

Ibrahimovic iyo Maldini oo ku midoobay San Siro inta lagu guda jiro bandhiga Coldplay

0
Zlatan Ibrahimovic iyo Paolo Maldini ayaa si kooban dib ugu midoobay San Siro fiidnimadii Axada iyadoo labadii hore ee Milan ay muddo kooban isku dhaceen riwaayadii Coldplay ee lagu soo bandhigay...

Puntland oo beddelaysa habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka

0
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wax laga beddelayo habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa. Baarlamanka ayaa sheegay in wax laga beddelayo qodobka 56-aad ee...

Dawlada Sacuudiga oo soo bandhigtay Tirada Dadka Gudanaya waajibaadka Xajka ee Sanadkan

0
Dawlada Sacuudi Xarabbaiya  ayaa sheegtay in dalkeeda ay gaareen ilaa 1,655,188 qof oo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka. Waaxda Soocdaalka ee Dawlada Sacuudi Carabaya ayaa sheegtay in dadka gaaray dalka Sacuudiga ay...

Weight loss

- Advertisement -