Advertisement

In ka badan 2 Milyan oo Xujey ah oo Buurta Carafo u taagan gudashada...

0
Ku dhowaad 2 milyan iyo bar xaaji ayaa maanta taagan buurta carafo si ay u gutaan rukniga ugu weyn ee arkaan Xajka, xujeydu waxa buurtaan ku gaareen Gawaari loogu talagalay in...

Jamhuuriyadda Jabuuti oo u dabbaaldageysa 46 sano guurada kasoo wareegtay madaxbannaanida ay ka qaadatay...

0
Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa ka socda Dabbaaldegyo lagu maamuusayo 46 sano guurada kasoo wareegtay markii dalkaan uu xorriyadda ka qaatay Gumeystihii Faransiiska ee qaybta ka ahaa Dalalka Yurub ee Qaaradda Afrika isticmaarsaday. Madaxweynaha...

Ciidamada Ammaanka DFS oo kordhiyay howlgallada lagu sugayo Amniga Muqdisho.

0
Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgallada lagu sugayo amniga Magaalada Muqdisho maadaama la galay todobaadka Xorriyadda & Berri oo ku beegan maalinta 1aad ee Ciidul-Adxaa. Mas’uuliyiin katirsan Guddiga loo xilsaaray...

Puntland oo sheegtay inay howlgal ku qabatay Ajaanib katirsan Al-Shabaab

0
Kadib howlgal qorshaysan oo Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland ka sameeyeen Dhulka buureyda ah ee Gobolka Bari ayaa waxaa la sheegay inay ku qabteen ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. Warbixin uu...

Faah faahin dagaal ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada laascnood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka magaaladaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somailand iyo kuwa xoogagga SSC. Xalay ilaa waaberihii...

Arrimo waaweyn oo xasaasi ah ayaa horyaalla taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka

0
Golaha Wasiiradda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shalay Ibraahim Sheekh Muxiyadiin u magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka. Waxa uu beddelay Odowaa Yuusuf Raage oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay hoggaaminayay ciidanka xoogga...

MADAXWEYNE DENI OO CAAWA KULAN AFUR AH KU CASUMAY BAARLAMANKA PUNTLAND

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa caawa kulan afur ah ku ballamiyay xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Farriin qoraaleed kooban oo loo diray xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa lagu wargeliyay in habeen danbe madaxweyne Deni uu...

Shariif Sheekh Axmed “Dagaallada Sokeeya iyo dhiigga daadanaya waxaa aasaas u ah dulmi iyo...

0
Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo muuqaal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ee Facebooka ayuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la joojiyo colaadda iyo dhiigga ku daadanaaya...

Booliska oo soo bandhigay Ninkii hoggaaminayay raggii hoobiyeyaasha ku weeraray Garoonka Aadan-Cadde

0
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir ayaa soo Bandhigay Nin ay sheegeen in uu hoggaaminayay weerar loo adeegsaday Gantaallo Macmal ah oo la doonayay in lagu qalqal galiyo Shacabka Magaalada...

Weight loss

- Advertisement -