Advertisement

Gudoomiyihii Gobolka Sh.dhexe oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo isbeddel ku sameeyay hoggaanka maamulka gobalka Shabeellada Dhexe. CaliGuud-laawe wuxuu xilka ka qaaday gudoomiyihii Gobolka Shabeelaha dhexe Axmed Mayre Makaraan oo mudo...

Wararkii ugu dabeeyay Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Dadka reer Falastiin ee ku nool Gobolka ayaa baaraya dhismayaasha burburay ka dib markii Israa’iil ay weerartay dhismaha qoyska Al-Batran ee xerada qaxootiga ee al-Nuseirat ee Deir al-Balah. Xamaas ayaa sheegtay...

Ra’iisulwasaare Xamze oo soo xirey wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Heritage+SAWIRRO

0
Muqdishi, Maarso 05, 2024: Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayey kobcinta dhaqanka...

Somaliya oo mar kale laga cabsi qabo inay wajahdo internet la’aan

0
Soomaaliya ayaa mar kale laga cabsi qabaa inay wajahdo internet kadib markii kooxda xuutiyiinta Yemen ay jareen fiilooyinka internet-ka ee bada hoos mara . Wararka ku saabsan talaabada xuutiyiintu qaadeen ayaa intaas...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaata Wasiir dibadeedka Tanzania

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa magaalada Daresalam kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Tanzania, Mudane January Makamba. Labada wasiir ayaa ka...

Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka oo shir caalamiya ka qeybgalay

0
Abidjan,Maarso-05-2024. Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeebgalay Shirka 18-aad ee Midowga Baarlamaanada URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA (PUIC) "Parliamentary Union of...

War Saxaafadeed Dowladu ka soo saartay la dagaalanka Alshabab ee dhanka Alshabaab

0
Dowlada Soomaaliya ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay Horumarada laga gaaray dagaalka ka dhanka ah ee curyaaminta Maaliyadeed ee kooxda Khawaarijta.

WAR DEG DEG AH: Shaqadii shirkadaha diyaaradaha Soomaalida oo Saaka xaniban

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xiisad ayaa ka dhex taagan garoonka diyaaradaha Adan Abdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho taasoo u dhexeysa Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida iyo Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumada Somalia. Waxaa gabi ahaanba...

Wasiirka arimaha gudaha oo shir la qaatay wafdiga India ka socda+Sawirro

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu horkacayay Dr. Sureh Kumar oo...

Alshabaab lagu qabtay howlgal oo la soo bandhigay 

0
Dowlada Somalia ayaa soo bandhigay kooxo ka tirsan alshabaab oo lagu soo qabtay howlgal ciidamada Dowlada ay ka sameeyeen Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose. Al-shabaabka la soo bandhigay oo afar ahaa...

Weight loss

- Advertisement -