Advertisement

Heli-copter laga leeyahay Kenya oo burburtay iyo Jenaraal ku geeriyooday+SAWIRRO

0
 Diyaarad helicopter oo ah tan ciidanka KDF ayaa kuburburtey Deegaanka Sidar oo ku yaala galbeedka Pokot ee dalka Kenya. 9-ruux ayaa ku safrayey diyaaradan oo uu kamid ahaa  General Francis Ogolo, Dhammaantod-na...

Madaxweyne Xasan muxu ka sheegay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga+SAWIRRO

0
Antalya, Maarso 01, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay...

Ilhaan Cumar oo si aan la fileyn uga hadashay dagaalka Xamaas iyo Yuhuuda.

0
Iyadoo dagaal aad u xooggan uu wali ka dhex socdo Xamas iyo Yuhuuda ayaa waxaa si aan lagu baran uga hadashay Ilhaan Cumar oo ah Gabar Soomaaliyeed balse heysata dhalashada Dalka...

Howlgal la iska kaashaday oo lala beegsaday Alshabaab.

0
Diyaaradaha Mareykanka oo caawinayay Ciidamada Xoogga ee Dowlada ayaa Somalia ka fuliyay saacadihii ugu danbeeyay howlgal ka dhan ah Alshabaab. Duqeymaha ayaa ku dhacay kooxo Alshabaab ka tirsan oo isku urursanayay deegaano...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo qaadacay Gudigii uu magacaabay Saciid Dani

0
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa gebi ahaanba ka horyimid guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada ee uu magacaabay Madaxweyne Deni.. Qoraalka Masuulkaan ayaa sidan u qornaa:- g

DEG DEG:Dayntii lagu lahaa Soomaaliya oo si rasmi ah looga cafiyay

0
Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday...

War bixin Xasaasi ah yaa hor taagan in la xureeyo deegaanada...

0
https://youtu.be/Q-pmmcmVmT8?si=X85msTJbWur1YMD7

Jabhadda Amxaarada oo ku soo dhawaanaya Adis-àbaba

0
Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93km u jirta magaalada Addis Ababa, ee Caasimadda Itoobiya, sida ay sheegeen xubno ka...

Magafahii ugu weynaa ee Soomaliga ahaa oo dalka Liubiya lagu qabtay

0
Sida laxaqiijiyay waxaa laqabtay magafihii Soomaaliga ahaa ee ladhihi jiray Xasan Geedi, Maxkamad kutaala Liibiya ayaa ku xukuntay Xabsi Daa'in, iyadoo lasheegayo in Yurub iyo Amerikaba ay codsadeen in ninkaas loo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo ka warbixiyey Dagaaladii ka dhacay Gobolada Dalka qaarkood

0
Wararka naga soo garaaya gobolka mudug ayaa waxey shegayaan in halkaasi ay dagaalo ka dhaceen shalay iyo maanta ,kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo kuwa degaanka oo dhinac ah iyo Alshabaab. Taliyaha...

Weight loss

- Advertisement -