Advertisement

Wasiirka Maaliyada oo maanta Daah-furey Mashruuc dan u ah faderaalka iyo Maamul Goboleedyada+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Kobcinta Maamulka Kheyraadka Dadweynaha ee Soomaaliya ee uu maalgalinayo Bangiga Adduunka. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...

Ruushka oo digniin ka helay Mareykanka ka hor weerarka dadka badani ku dhinteen.

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Dalka  Ruushka ayaa sheegaya inay kordheen tirada dadkii ku dhintay weerar ay Daacish sheegatay oo ka dhacay goob shinermo ah. War ka soo baxay Dowlada Ruushka ayaa lagu...

Madaxweyne Xasan oo u tagay Dalka Tansaaniya arin dalka dan u ah+SAWIRRO

0
Aruusha, Nofeembar 23, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga...

Antonio Guterres oo sheegay in Malaayiin reer Gaza ah ku go’doonsan yihiin Rafax

0
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in kala bar 2.3 milyan oo qof oo reer Gaza ah ay hadda ku xayiran yihiin Rafah oo aan lahayn meel ay aadaan. Antonio Guterres...

MW Xasan Sheekh oo Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee QM

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghaya guud...

Xildhibaano ku geeriyooday werarkii Ceel-garas lagu qabanaayay

0
Laba Xildhibaan oo reer Galmudug ah ayaa la soo sheegayaa inay ku geeriyoodeen qarax Miino oo loogu aasay afaafka hore ee deegaanka Ceel-garas kaasoo goor dhaw Alshabaab lagala wareegay. Labada Xildhibaan ayaa...

Ciidamada Itoobiya oo dhufeysyo ka qotay Degmada Dooloow

0
DOOLOWO (DAYNIIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Geddo ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ku dhaqaaqeen Talaabooyin dagaal siyaasadeed horseedi kara taasoo ay ugu horeyso in Dowladu dalka ka saarto ciidamada Itoobiya ee magaca...

Ciidamada Kenya oo shacab Soomaali ah siiyay tababar sida lagu garto walxaha qarxa+Sawiro

0
Ciidamada Kenya ee Magaca ATMIS ku jooga Gobolada Jubaland ee Soomaaliya ayaa tababar siiyay dad shacab Soomaaliyeed ah. Tababarkaan ayay Ciidamada kenya siiyeen dadka barakayaasha gudaha ee xarunta Danwadag iyadoo mid mid...

Kulankii maanta ee Baarlamaanka Somalia maxaa looga hadlay?

0
Xildhibaanada Soomaaliya ayaa maaanta kulan ku yeeshay xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka maanta waxaa ajandihiisu ahaa ka hadalka arimaha fatahaadaha iyo roobabka Dalka intiisa badan saameynta ku yeeshay  islamarkaana sababay...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Galabta u safray Dalka Mareykanka+Sawirro

0
Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Baarlamaanka  Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta u safray magalada Washington  ee dalka Mareykanka. Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Guddoomiyaha ayaa casuumaad rasmi ah ka...

Weight loss

- Advertisement -