Advertisement

Duqa Muqdisho oo maanta xariga ka jaray xarunta Howlgalka Deg-dega ah ee Caafimaadka

0
Muqdisho, 24 April 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray xarunta Howlgalka Deg-dega ah ee Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir. Xaruntaan oo laga...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya +SAWIRRO

0
Muqdisho, 24, Abriil 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga faa’iideysan lahaa fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya,...

Wasiirka Amniga oo shir guddomiyay kulanka Taageerada Booliiska+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Guddoomiyay shirka dib-u-eegista barnaamijka JPP Wajigiisa 2-aad oo looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa taageerada deeq-bixiyaashu ay...

Masuul ka tirsan Puntland oo booqday buundooyin roobabku jareen+SAWIRRO

0
Gudoomiyaha Golaha deegaanka ahna duqa degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Osmaan (Shanle) oo ay wehelinayay Xildhibaanada Golaha deegaanka, Maamulka deegaanka kalabayr, Engineero Waxgarad Ayaa kormeeray Sadex Buundo oo ay Gooyeen roobabkii...

Sarkaal ka hadlay dagaal Xalay Ka dhacay duleedka Deg.Xawaadleey

0
XAWAADLEEY (DAYNIILE.COM)-Dagaal yahano ka tursan kooxda Alshabaab ayaa xalay weerar waxay ku soo qaadeen ciidako ka tirsan kuwa Dowlada Somalia oo ku sugnaa duleedka Degmada Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha dhexe. Laba Xidigle...

Adan Madobe oo goor dhaw u safray Dalka Turkey+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga halkaas oo uu uga qeyb gali doono...

Tahriibayaal ku geeriyooday Badda  Jabuuti kadib markii dooni la degtay

0
Koox Tahriibayaal ah ayaa la sheegwy inay dooni kula degtay Badda Dalka Jabuuti. Sida ay shaacisay Hay'ada socdaalka ugu qaabilsan Qaramada Midoobe IOM tirada tahriibayaaha ayaa ahayd 77 ruux. Hay'adu waxay sheegtay inay...

Beenta iyo Markabka Turkiga

0
                     =Qore: Yahya Amir= Been fakatay. Saxiibkeey ayaa Maanta Been igu cabay. Markuu igu yiri: Wadooyinka Magaaladu waa xiran yihiin ee Guriga iska joog,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, oo Adis-ababa uga qeybgalay Shir muhiim ah +SAWIRRO

0
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta ururka midowga Afrika ee Magalaada Adis-Ababa uga qeybgalay kal-fadhigii 14-aad ee shir-weynaha sannadlaha ah oo ay isugu yimaaddaan wadamada...

Wasiirka arimaha dibada Turkey muxuu ka yiri markabkooda dagaal ee maanta soo gaaray Muqdisho

0
War qoraala oo ka soo baxay Wasiirka Arimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan  ayuu kaga hadlay Markabkooda dagaal ee maanta soo gaaray Muqdisho iyo ujeedkiisa. Warka Qoraalka Wasiirka waxaa saxaafada Muqdisho ugu akhriyay...

Weight loss

- Advertisement -