Advertisement

Lafta-gareen iyo Qoor-Qoor oo u hambalyeeyay Madaxweyne Saciid Danni

0
Madaxweynayaasha Dowladd Goboleedyada  Koonfur Galbeed  C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-Qoor) ayaa siyaabo kale duwan waxay hambalyo ugu direen saaxiibkood Saciid C/llaahi Danni oo maanta dib...

Madaxweynaha Somalia oo u safray Dalka Ereteria

0
Madaxweynaha Dowlada  Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u dhoofay Dalka Eriteriya. Madaxweynaha iyo wafdi la socda ayaa la sheegay inay u baxeen arimo shaqo, lamana oga inta ah ku qaadan...

Madaxweyne Xasan oo ugu Hambalyeeyay Saciid Danni Dib u doorashidiisa.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo u rajeeyey in uu ku guleysto waajibaadka loo...

Ilyaas Cismaan Lugatoor oo loo doortay Madaxweyne xigeen

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Markii ay soo dhamaatay doorashadii Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa markiiba lagu xijiyay doorashada Madaxweyne xigeenka Puntland . Xildhibaanada ayaa u codeeyay musharixiinta,tartan  kadib waxay xildhibaanadu madaxweyne xigeen u doorteen Ilyaas Cismaan...

Hadaladii uu jeediyay Madaxweyne Saciid Danni dib u doorashadiisa kadib.

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid C/llaahi Danni ayaa hadalo kooban jeediyay dib u doorashadiisa kadib. Saciid Dani wuxuu u mahadceliyay Alle SWT sida nabada iyo guusha ah ee uu...

WAR DEG DEG AH: Saciid Dani oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Puntland

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Waxaa goor dhaw soo dhamaaday doorashadii Madaxweynaha Puntland waxaana guushu raacday mar kale Madaxweyne Saciid C/llaahi Danni. Waxaa la tartamayay Dr Guuleed oo aad u dadaalay balse ugu danbeyn waxaa ku...

Tirinta kala baxa Saciid Danni iyo Dr.Guuleed oo Socota

0
Waxaa socota tirinta wareega ugu danbeeya ee doorashada madaxweynaha Puntland waxaana kala baxa isku soo haray Saciid Dani iyo Dr Guuleed. Wareegii hore 40 cod ayuu ku soo gudbay Saciid Dani halka...

Wareega koowaad ee codeynta Doorashada Puntland oo soo dhamaatay

0
Wararka aan ka heleyno  Garowe ayaa sheegaya inay si rasmi ah u blaabatay codeynta xilka Madaxweynaha Puntland iyadoo musharax kasta   ghhhhh dani dani dani dani dani dani dfff]]gg guekd g abshir abshir gg faroole farioole hhh haruuse kkk dani dani gg abgaal lll guuleed guuleed hhh dani dani hhh abshir hhh abgaal abgaal abgaal ggg haruuse kkk dani dani dani dani ggg haruuse   guuleed       ggg dani dani dani hhh cawad cawad hhh asad diyno ddd abgaal hhh guuleed dani dani asad diyan asad cawad danni dani dani dani dani dani dani dani dani dani dani cawad guuleed guuleed guueeed dani dani dani dani haruse   jkkkkk 66 guuled 9 cawad 4 adan sh 0 abga; 5 ow nur 0 asad 3 faroole 2 mursal...

DAAWO: Shacabka u dalxiis taga Deegaanka Jaziira oo ku amaanay Amniga Ciidamada Booliis Milataariya

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Ciidamada Booliis Milataariya ayaa la soo sheegayaa inay wax badan ka qabteen amaanka deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdiso halkasoo shacabku u dalxiis tagaan. Shacabka reer Muqdisho ee u dalxiis taga Deegaana...

Doorashadii xilka Madaxweynaha oo Saaka ka dhaceysa Garowe+SAWIRRO

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Saaka Magaalada Garowe ka dhaceysa doorashada xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntand iyo ku xigeenkiisa iyadoo hada hoolka lagu sii uruurayo. Inta badan waxaa hoolka Xarunta Baarlamaanka diyaar ku ah xildhibaanada...

Weight loss

- Advertisement -