Advertisement

Meydka Wasiirad Khadiija oo hada la soo gaarsiiyay Muqdisho iyo baroor duuq socota.

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa daqiqado ka hor 12-ka duhurnimo soo caga dhigatay diyaarada sida meydka Marxuumad Khadija Maxamed Diiriye oo shalay ku geeriyootay Dalka Jabuuti. Garoonka diyaaradaha Xamar waxaa dhooban masuuliyiin,wariyayaal,iyo ehalda Marxuumada ,...

Qaar ka mida Musharixiinta Puntland oo isbaheysi kaga dhawaaqay Nairobi

0
Kadib kulan ay ku yeesheen shalay Magaalada Nairobi qaar ka mida musharxiinta xilka Madaxweynaha ee Maamulka Puntland ayay ku dhawaaqeen isbahaysi ay ku mideysan yihiin. Isbahaysigaan  waxaa ku dhawaaqay 5 ka mida...

Kumuu ahaa Macallin Ayman-kii dhawaan duqeyntii Jilib lagu dilay

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Khaliif Daa’uud oo loo yaqaanno Macallin Ayman wuxuu macallin madrasa ka ahaa magaalada Mandheera ee dalka Kenya Wuxuu si gaar ah al shabaab ugu qaabilsanaa weerarrada koofurta Soomaaliya iyo Kenya,...

Meydka Khadiija Maxamed Diiriye oo Maanta Aas qaran loogu sameynayo Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Alle ha u naxariistee Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyo wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye  oo shalay Jabuuti ku geeriyootay. Shalay Geerida...

Howlgal lagu laayay Alshabaab badan oo laga fuliyay xadka Jubooyinka

0
War saxaafadeed ka soo baxay dhanka Dowlada Somalia ayaa lagu shaaciyay in weerar ay iska kaashadeen Milatariga Somalia iyo Diyaradaha dagalka ee Mareykanka in lagu weeraray goob ay Alshabaab badan isku...

Gudiga Maaliyada Labada Aqal oo la xisaabtamay Wasaarada Maaliyada Somalia+SAWIRRO

0
Guddiga maaliyadda Iyo miisaaniyadda ee labada Aqal BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo xisaabiyaha guud ee Qaranka. Kulanka oo uu shir...

Madaxa who oo ka deyriyay halista gaajada iyo cudurada Gaza ku heysta Caruurta+SAWIRRO

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Madaxa Hay'ada cuntada Dunida ee QM ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa ka digaya faafitaanka cudurka ' dilaaga ah ee gaajada ee xiligan ka tagan Marinka Gaza. Masuulkaan ayaa sameeyay codsigiisii...

Dhimadhada shacabka Gaza oo gaartay 20 kun

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Wararka ugu dabeeya ee caawa laga helaayo Magaalada Gaza ayaa sheegaya in tirada dhimashada inay siin korortay. Sida Aljazeera goor dhaw lagu baahiyay tirada dhimashada ayaa gaartay 20-kun oo shacab u...

Muqdisho: Dab Xooggan oo Caawa Guryo badan basbeeliyay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Caawa Dab xooggan uu ka kacay Guri ku yaal Degmada Dayniile gaar ahaan xaafada oodweyne kaasoo gaystay khasaare hantiyeed. Dabkaan oo markii hore qabsaday hal guri ayaa ku sii fiday...

Xildhibaano Mucaarad ku ah Dowlada oo eedeyn ba’an u jeediyay Ra’iisulwasaaraha

0
Xildhibaano Mucaarad ku ah Dowlada ee la baxay magaca Kutlada Toosin Qaran ayaa maanta shir jaraa'id ay qabteen waxay ku dhaliileen  Xukuumada uu  Ra'iisulwasaaraha ka yahay Xamze Cabdi-barre. Sidoo kale waxay soo...

Weight loss

- Advertisement -