Advertisement

Duqa Muqdisho oo maanta xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia+Sawirro

0
Muqdisho, 24 October 2023: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia ee Degmada Waaberi oo lagu dhisay...

Booliiska Somalia oo beeniyay inay amreen in lala baxo meydadka qabuuraha Iskuul Buliisiya

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Afhayeenka Booliska ayaa shir jaraa'id ku qabtay dhulka qabuuraha iskuul Buliisiya ee Degmada Xamar jajab Magaalada Muqdisho wuxuuna si weyn u  beeniyay war maanta lagu sheegay in Dowladu amartay in...

Taliye xigeenka Booliiska Atmis oo booqday Booliiska Dhoobleey

0
Dhoobleey (dayniiile.com)-Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose waxaa booqasho ku tagay khamiistii shalat Taliye ku xigeenka ciidanka booliska ATMIS CP Martin Amoru iyo saraakiil kale Ujeedka booqashada Saraakiishaani ayaa lagu sheegay inay...

CalibGuud-laawe oo qaabilay wafdi QM iyo Dowlada Somalia ka socday+Sawirro

0
Jowhar: 29, Oktoober, 2023: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilo ka socday Hay'adaha Qaramada Midoobey. Wafdigaan oo uu...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Madaxweyne Caalin

0
Dhuusamarreeb, 31-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Maxamed Axmed Caalin. Madaxweyne QoorQoor ayaa ilaahey uga baryey...

DAAWO VIDEO: Khudbadii Sheekh Xasan Nasrullaah oo Af-somali ku turjuman

0
Sheekh Xasan Nasrullaah oo ah Hogaamiyaha Xisbullaah oo dhowr maalin la wada sugaayay khudbadiisa ayaan halkaan idinku soo gudbineynaa iyadoo turjuman. Video-ga isagoo turjuman  waxaan kasoo xiganay barta Facebook ee Maracadde Show...

Hormuud oo balan qaaday bixinta sanad qarashka shidaal ee Isbitaalka Banaadir

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa balan qaad waxqabad u sameysay isbitaalka Hooyada iyo dhalaaka ee Banaadir. Madaxa Fulinta  Hormuud Axmed Maxamuud Yuusuf oo ka mida masuuliyiinta shirkada Hurmood ayaa u  ballan-qaadday Isbitaalka...

DAAWO VIDEO: Roobab u qaab ekaa kuwii Gobolada oo maanta ka da’ay Muqdisho

0
Roobab waa weyn ayaa maanta ka da'ay qaar ka mida Degmooyinka Muqdisho kuwaasoo u qaab ekaa kuwii Gobolada ka da'ayay. Roobabka maanta waxay sababeen biya sida wabigii ah oo laamiyada harqiyay iyadoo...

DAAWO VIDEO: Banaan bax looga soo jorjeedo dilalka oo maanta ka dhacay Guriceel

0
Bulshada ku nool Magaalada Guriceel oo maanta qabtay Banaanbax ay uga soo horjedaan dil xalay loo gaystay Mid kamid ah dhalinyaradda Magaladaas. XIGASHO TV-GA QARANKA

Qarax Ciidamada xasilinta lagula eegtay Deegeenka Ceelasha biyaha

0
Gaari dagaal oo ay wateen Ciidamada xasilinta Xamar ee Booliis  Milataariyo ayaa xalay qarax lagula eegtay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleeedka Magaalada Muqdisho. laba askari ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi mana jirto wax...

Weight loss

- Advertisement -